Maraykanka oo sheegay inay u diyaar garoobayaan Khatarta kaga soo wajahan...
Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay u diyaar garoobayaan Khatarta kaga soo wajahan Kuuriyada Waqooyi. Xoghayaha difaaca ee Mareykanka Chuck Hagel ayaa ku dhawaaqay qorshooyin looga hortagayo Khatar...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Saaka Booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
Muqdisho, 16, Mar, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa saaka kormeer shaqo ku tagay...
View ArticleWasiir ku xigeen ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo Berbera Lagu Xiray.
Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Warfaafinta ,Boostaha iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa Maalintii Labaad Waxa uu ku xiran yahay Xabsi ku yaal Magaalada Berbera. Sida ay saaka qoreen qaar ka mid ah...
View ArticleSawirka Maanta iyo Amiin Caamir.
Farshaxamiistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Mudane Amin Caamir ayaa maanta Soo Bandhigay War Muujinaya Xaalada Dhabta ah ee ka Jirta Magaalada Muqdisho. Sawirkan ayaa Waxa laga dheehan karaa Dhibaatada...
View ArticleNabadoon Cusub oo Bosaaso Lagu Caleema Saarey(Sawiro).
Nabadoon Cusub Ayaa Maanta Waxaa Lagu Caleema Saaray Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Xaflada lagu caleemo saarayay Nabadoon Mustafe Maxamed Nuur oo ah nabadoonka Beesha Meheri Ismaaciil ee...
View ArticleDiyaarada Yemen Airways oo Duulimaad ka bilaabi doonta Magaalada Muqdisho.
Diyaarada Yemen Airways ayaa markii u horeysay duulimaad ka bilaabi doonta magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii Mas’uuliyiin ka socotadiyaarada ay soo gaareen magaalada Muqdisho....
View ArticleRaila Odinga oo Dacwad ka Dhan ah Doorashada u Gudbiyay Maxkmada Sare.
Raila Odinga ayaa Dacwad ka dhan ah Doorashadii ka dhacday Dalka Kenya waxa uu u Gudbiyey Maxkamada Sare ee Dalka Kenya. Musharaxa doorashada lagaga adkaaday ee dalka Kenya ayaa gudbiyay dacwad uu...
View ArticleSalaad Cali Jeelle oo ka hadlay dilalka ku soo badanaaya Magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa wuxuu markii ugu horeysay uu ka hadlay, dilalka ku soo badanaaya Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Xildhibaan...
View ArticleDowladda Ethiopia oo sheegtay in Ethiopian Airways ay ka shaqo bilaabeyso...
Diyaarada Ethiopian Airways ayaa waxay markii ugu horeysay ay ka shaqo bilaabi doontaa Magaalada Muqdisho, iyadoo isugu kala gooshi doonta Caasimadaha Muqdisho iyo Addis Ababa. Safiirka Dowladda...
View ArticleHub Badan oo laga Xaday Bakhaar ku yaal Gudaha Xarunta Madaxtooyada Villa...
Hub Badan ayaa laga xaday Bakhaar ku yaal Gudaha Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Warar lagu kalsoonyahay oo laga helayo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in bakhaar ku yaala...
View ArticleWeriye Cabdicasiis Cabdinuur (Koronto) oo Xorriyaddiisa dib u helay Maanta.
Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) oo loo heystay wareysi uu ka qaaday haweeney sheegtay in la kufsaday ayaa maanta dib u helay xorriyaddiisa kaddib markii maxkamadda sare ee dalka ay amar...
View ArticleWasiirkii qorsheynta Dowlada Puntland oo Xilkii Wareejiyey.
Xarunta wasaarada Qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga Puntland ee Garowe ayaa maanta waxa ka dhacdey xaflad uu xilka ku wareejinayey wasiirkii wasaaradaasi Daa’uud Maxamed Cumar oo saddexdii sanno ee...
View ArticleCiidamada Mulitariga Itoobiya oo ka wada baxay Magaalada Xudur ee Gobolka...
Ciidamada Itoobiya ayaa waxay ka wada baxeen Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, waxayna ka baxeen xalay iyo saakay. Ciidamada Itoobiya ayaa waxay si lama filaan ah ay uga baxeen Magaalada...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha oo soo Dhoweeyey sii deynta Weriye Cabdicasiis.
March 17, 2013:… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa soo dhoweeyey sii deynta weriye Cabdicasiis Ibraahim Koronto oo in muddo ah ku jiray...
View ArticlePrime Minister welcomes release of journalist and pledges judicial reform...
Prime Minister welcomes release of journalist and pledges judicial reform will continue His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today welcomed the decision by the Supreme Court to free a...
View ArticleWarbixin ku Saabsan Hub lagala Baxay Bakhaaro ku yaal Xarunta Madaxtooyada...
Warbixino kala Duwan ayaa ka soo baxaya Hub la sheegay in labo cisho ka hor lagala baxay Bakhaaro keyd hub ahaa oo ku yaal Xarunta Madaxtooyada, iyadoo dhacdadan ay aad uga hadlayeen qaar ka mid ah...
View ArticleAl-Shabaab oo Dagaal kula Wareegay Deegaan Horleh oo ka tirsan Gobolka Bay.
Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Xoogaga Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ilaa xalay fiidkii ku dhex maray deegaanka Awdiinle oo qiyaastii 30-KM dhanka Galbeed kaga beegan...
View ArticleMadaxweynaha ,Ra’iisulwasaaraha iyo Golaha Wasiirada oo Xalay Muqdisho Kulan...
Madaxweynaha ,Ra’iisulwasaaraha iyo Golaha Wasiirada ayaa xalay kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada dalka, iyadoo kulankan diirada lagu saaray tallaabada xigta ee ay dowladdu qaadeyso kadib markii...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo dhul ku Wareejiyey Jaamacada Bariga Afrika.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta ku wareejiyey dhul ay Dowladda Puntland ugu deeqday Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Garowe,waxana munaasibada dhul bixinta joogay...
View ArticleWeerar Ismiidaamin Ah oo Muqdisho ka Dhacay.
Weerar Ismiidaamin ah ayaa Maanta Waxa uu ka dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho. Weerarkaan oo ahaa mid naftii halignimo ah ayaa loo adeegsaday Gaari nuuciis yahay Roneed kaas oo laga soo buuxiyay...
View Article