Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qarixii ismiidaaminta ee maanta Ex-fiyoora.
Isniin 18, Mar, 2013… Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta kooxaha nabad diidka ahi la beegsadeed xarunta Ex-Fayora ee degmada...
View ArticleCiidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo dib ula wareegay deegaanka Awdiinle...
Xaalada deegaanka Awdiinle oo qiyaastii magaalada Baydhabo u jirta 30-KM ayaa saaka degan, kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay la wareegeen shalay gelinkii dambe. Ciidamada dowladda...
View ArticleDowlada Puntland oo Lacag qabatay.
Ciidamada Amaanka Puntland ayaa qabtey lacago Shilin Somali ah oo gaarayey 190 Malyan kuwaasi oo lagu dhexqariyey gawaarida Xamuulka qaada. Wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame...
View ArticleBayaan Muhiim ah oo kasoo Baxay Urur Weynaha Sahal.
Ururka Sahal ka dib markuu si qoto dheer qiimayn ugu sameeyay xaaladda maanta uu maraayo wadanka Soomaaliya iyo toosh ku iftiiminta arimaha syaasadeed ee ay ku socdaan qaar ka mid ah madaxda dawlada...
View ArticleMidowga Yurub oo € 25 milyan ku bixinaya la dagaallanka nabaad-guurka Puntland.
Midowga Yurub wuxuu maanta shaaciyay inuu lacag dhan 25 milyan oo EUR ku bixinayo barnaamij cusub oo wax looga qabanayo nabaad-guurka iyo ammaanka cuntada Puntland. Midowga Yurub wuxuu kaloo sheegay in...
View ArticleFiqi Bashiir Abdulle Osman iyo soo dhoweyntii Gothenburg
Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaasna lagu soo dhoweynayey Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan ayaa 16kii bishan lagu qabtay magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden. Xafladaan oo ay soo qaban...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo Magacaabey Golaha Fulinta ee Ururka Horseed.
Gudoomiyaha Urur siyaasadedka Horseed Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa dhowaan magacaabay xubnaha guddiga fulinta ee gollaha dhexe ee Ururka. Xubnahan oo ka kooban 21 ayaa kala ah: 1-Xog.Arimaha...
View ArticleCiidamada Amisom oo Yusuf Indhacade Xabsiga u Taxaabay.
Ciidamada AMISOM ayaa goor dhow xabsiga u taxaabay Jen. Yuusuf Siyaad Indha Cadde oo horay u soo noqday Wasiiru dowlihii Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumadii Cumar Cabdirashiid, iyadoo warar kala...
View ArticleGaroowe:Kulan Dhexmaray Dowlada Puntland iyo Hay’adda UNDP(Sawiro).
Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada Garowe ayaa maanta lagu qabtey kulan balaaran oo u dhaxeeyey Puntland iyo Hayada mashaariicda horumarineed u qaabilsan UN-ka ee UNDP. Madaxweynaha Puntland...
View ArticleMaxkamada Hargaysa oo xukun ku riday Boqor Raabi Yusuf.
Maxkamada Hargeysa ayaa maanta ku riday xukun labo sano ah Boqor Raabi Yuusuf C/llaahi oo ka mid ah madax dhaqameedyada ka soo jeeda deegaanada Somaliland, kadib markii lagu eedeeyay inuu ka qeyb galay...
View ArticleCiidanka Amaanka Puntland oo xiray labo nin oo soo Afduubtay 7-Gabdhood.
Ciidanka ammaanka ee maamulka Puntland ayaa shalay xiray labo nin oo soo afduubtay toddobo gabdhood oo da’doodu ay u dhaxeyso 5 ilaa 7 sano. Ciidanka ammaanka ayaa labada nin oo u socday magaalada...
View ArticleDegmada Carmo oo lagu qabtay Kulan ku Saabsan Gudniinka Fircooniga Ah(Sawiro).
Xaflad balaaran oo looga hadlayay joojinta Gudniinka gabdhaha ayaa ka dhacday degmada Carmo ee gobolka Bari, waxana ka soo qayb galay Maamulka degmada Carmo,maamulka Wasaarada haweenka ee Gobolka...
View ArticleUN gives Somalia a vote of confidence for human rights progress.
UN gives Somalia a vote of confidence for human rights progress The UN’s Independent Human Rights Expert on Somalia gave Somalia a vote of confidence on human rights today during a meeting with the...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Cabdullahi Dalmar Jaamac.
Dhamaan Magacyada Dadkaan Hoos ku qoran oo ku Wada Nool Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh ka Dirayaan Geerida Alla How Naxariistee Marxuum Cabdullahi Dalmar Jaamac oo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan la Yeeshay Khabiir ka socda Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan ku saabsan Xuquuqda Aadanaha la yeeshay Khabiir ka socda Qaramada Midoobay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kusoo dhoweeyey...
View ArticleAmin Caamir oo Sawir Ku Muujiyey Xarigii Shalay Yuusuf Indha Cadde ay u...
Kartooniistaha caanka ah ee Amin Caamir ayaa soo dhigay Bogiisa Sawir uu ku muujinayay Xarig Maalintii shalay Jen Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde Garoonka Aadan Cadde ugu Geysteen Ciidamada...
View ArticleQof ku dhintay is-rasaaseyn ka dhacday Gaalkacyo.
Hal qof ayaa geeriyooday, lix kalena waa ay dhaawacmeen kaddib markii xalay magaalada Gaalkacyo ay isku rasaaseeyeen labo maleeshiyo oo hubeysan. Labo ka mid ah dadka ku dhaawacmay is-rasaaseynta ayaa...
View ArticleGolaha Wasiirada oo shirkoodii maanta ka dooday qodobo dhowr ah.
Khamiis, March 21, 2013—-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo la kulmay Gudiga qiimeynta Shaqada Qaramada Midoobey ee...
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta Garowe kula kulmey guddiga qaabilsan qiimeynta shaqada Qaramada Midoobey Somalia oo horkacaysey Ms,Ayaka Suzuki.Saraakiil ka socdey wakaaladaha kala duwan ee...
View ArticleNin Nagtiis Hure Ah oo Galabta isku Qarxiyey Suuqa Bakaaraha.
Nin Naftii hure ah ayaa galabta isku qarxiyay meel ku dhow Xarun Hey’adda Nabadsugida ku leedahay Suuqa Bakaaraha, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo. Sida ay sheegayaan wararka ninkii naftii...
View Article