Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulwasaare Saacid oo la Sheegay in uu Kismaayo Tegi Doono Sabtida Soo...

Gudiga Farsamada Shirka Maamul usameynta Jubaland oo shaaciyay Ra’isul Wasaaraha Somaliya Cabdi Faaraax Shirdoon inuu ku soo wajahan yahay Sabtida soo socota Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barack obama oo Booqday Dalka Israel.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa booqashadiisa u horeysay ku tagay Israel tan iyo markii uu noqday madaxweynaha dalkaas, iyadoo gelinka dambe maanta la kulmayo madaxda dalka Israel. Obama ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka aaway?! Xaq ma ahan sidaan!

Baarlamaanka aaway?! Xaq ma ahan sidaan! Marka horeento waxaan aad iyo aad uga xumahay niman oo e-mailo ii soo diray iyakoo I handadaaya, Shooble Xamar ma imaan kartaa haddaan u jawaabaayee waxaan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaariga Madaxweyne Obama oo Laami dhax fadhiistay kadib markii Shidaal Qaldan...

Gaadhiga U Gaarka Ah Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama, oo ah gaadhi si gaar ah isaga loogu farsameeyay, isla markaana leh difaac adag, ayaa ku xumaaday shidaal si khaldan loogaga shubay dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal Ciidamada Dowlada ku dhexmaray Gudaha Magaalada Marka.

Waraka ka imaanaya magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay uu ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan dowladda, iyadoo dagaalka uu saameyn ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda UNDP oo Gaadiid ku Wareejisey Ciidanka Asluubta Puntland(Sawiro).

Hay’adda UNDP ayaa maanta  magaalada Garowe laba baabuur ku wareejisay taliska ciidanka Asluubta Puntland, waxaana munaasibada lagu wareejinayay gawaaridan ka qaybgalay madaxa UNDP ee Puntland Koen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweeney u shaqeyneysay Hey’ad Turkish Ah oo Muqdisho lagu dilay.

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa saaka ku dilay degmada Dharkeenley Haweeney u shaqeyneysay mid ka mid ah hey’adaha sama falka ee Turkiga laga leeyahay, iyadoo kooxihii dilka fuliyay ay baxsadeen....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir lagu Taageerayo Maamul u Sameynta jubooyinka oo Bosaaso lagu qabtey.

Shir lagu taageerayo Maamul u Sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa Shalay lagu qabtay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Shirkaan oo ahaa mid lagu taageerayay dhismaha maamul gobaleedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirkii hore ee difaaca Soomaaliya oo ka hadlay Bixitaanka Ciidamada Ethopia.

Wasiirkii Hore ee Difaaca  Xukuumadii C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta ka hadlay Bixitaanka Ciidamada Ithopia ee dalka Soomaaliya. Xuseen Carab Ciise oo ah xildhibaan Soomaaliyeed gudoomiyana ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Amiin Caamir iyo Sawirka Maanta.

Farshaxamaystaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Maanta Bogiisa Kusoo Daabacay  Sawir Muujinaya Hantida Ma Guurtada ah ee Muqdisho lagu Kala Haysto.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiye Axmed Madoobe oo Kismaayo Soo Gaarey.

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha maamulka ku-meel-gaarka ah ee magaalada Kismaayo oo ka ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Maraykanka oo Walaac ka muujisay ka Bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee...

Dowladda Mareykanka ayaa walaac xoogan ka muujisay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Gobolada koofured Soomaaliya, iyadoo ku tilmaamay tallaabo aan loo baahneyn xilligan. Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Baarlamaanka Puntland oo Kulan Yeeshay Maanta(Sawiro).

Golaha Baarlamaanka Dowlada Puntland ayaa Maanta  Waxay kulan ku Yeesheen Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland. Hoolka Barlamanka Puntland ee magaalada Garowe ayaa maanta waxa xildhibaanada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

W. Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya oo sheegay in habacsanaan dhinaca...

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay la kulmay Gudoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Taliyeyaasha Saldhiga booliska ayaa ka hadlay xaalada ammaan ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qeylo Dhaan Deg Deg ah.

Qeyldhaan dhaan deg deg ah.  Ku:-Wasiirka Wasaardda Adeegyadda Bulshadda. Ku:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Ku:-Gudigga Daryeelka Arrimaha Bulshada Barlamaanka. Ku:-Gudigga Arr.Gudaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Kismaayo u Duulay.

Waxaa goordhowayd garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde  Airpot ee Magaalada Muqdisho ka duulay Wafdi kasocda Dowlada Soomaaliya kuwaa oo ku wajahan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubdaa Hoose....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbaahinta Dowlada Soomaaliya oo dib looga bilaabay Warar Ku Baxaya Lahjada...

Warbaahinta Dawlada Soomaaliya ayaa dib looga bilaabay, mudo dheer ka dib wararka ku baxaya Lahjadda May-ga. dadaal dheer oo ay Wasaarada Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya ay u Gashay Sidii Mar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii Dowlada Soomaaliya oo Kismaayo Gaarey.

Wafdi isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wafdiga oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Warbixin ku saabsan Wafdi Hordhac u ah Ra’iisulwasaare Saacid.

Kismaayo, March 24,2013—–Wafdi ballaaran oo horudhac u ah wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, Xildhibaano, iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar Weriye Ahayd oo Caawa Muqdisho lagu dilay.

Gabar weriye aheyd oo ka howlgeli jirtay mid ka mid ah idaacadaha maxalliga ah ayaa saacado ka hor lagu dilay xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Rag ku hubaysan bastoolado ayaa...

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live