Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Golaha Baarlamaanka Puntland oo Kulan Yeeshay Maanta(Sawiro).

$
0
0

Golaha Baarlamaanka Dowlada Puntland ayaa Maanta  Waxay kulan ku Yeesheen Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland.

Hoolka Barlamanka Puntland ee magaalada Garowe ayaa maanta waxa xildhibaanada uga furmey kalfadhi aan caadi ahayn kaasi oo looga doodayo xeerka doorashooyinka dowladaha hoose degmooyinka Puntland.

Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa furey fadhigan ,waxana shir gudoominayey gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi iyo labadiisa ku xigeen.

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa horey u soo gudbiyey codsigan xeerka doorashooyinka oo maalinimadii shalay ansixiyeen golaha wasiiradu.

5_15

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles