Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Warbaahinta Dowlada Soomaaliya oo dib looga bilaabay Warar Ku Baxaya Lahjada May-ga(Video).

$
0
0
mqdefault1Warbaahinta Dawlada Soomaaliya ayaa dib looga bilaabay, mudo dheer ka dib wararka ku baxaya Lahjadda May-ga.
dadaal dheer oo ay Wasaarada Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya ay u Gashay Sidii Mar Kale Warbaahinta qaranka Soomaaliya looga dhegaysan lahaa Loogana Daawan Lahaa Lahjada  Mayga ayaa 20-03-2013 ayaa  ku Guulaysatay Dadaalkaas ay wasaaradu Bixisey.
 

 
.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373