Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne Faroole oo Magacaabey Golaha Fulinta ee Ururka Horseed.

$
0
0

Madaxweyne-FarooleGudoomiyaha Urur siyaasadedka Horseed Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa dhowaan magacaabay xubnaha guddiga fulinta ee gollaha dhexe ee Ururka.

Xubnahan oo ka kooban 21 ayaa kala ah:

1-Xog.Arimaha Bulshada                                      Cabdicasiis Axmed Dhahar
2-Xog.Arimaha gudaha iyo xiriirka gobollada       Jaamac Yaasiin Jaamac
3-Xog.Xiriirka caalamiga & Qurba joogta Xasan  C/qaadir Xasan
4-Xog.Warfaafinta                                                 C/Shukuur Mire Aadan
5-Xog.Qaaraanka & Dhigaalka                             Nimco Axmed Maxamuud
6-Xog.Ganacsiga & Warshadaha  Xuseen           Jaamac Cismaan
7-Xog.Daryeelka & Xuquuqda Aadanaha             Daahir Xaaji Khaliif
8-Xog.Abaabulka & Wacyigelinta                          Maxamed Faarax Ciise
9-Xog.Arimaha xibisga & Shuruucda                    Axmed Jaamac Cabdule
10-Xog.Qorshaynta                                              Axmed Cismaan Shibiin
11-Xog.Amniga                                                     Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye
12-Xog.Cadaalada & Arimaha Diinta                    Axmed Ismaaciil Suldaan
13 Xog.Dhalinyarada iyo Sportiga                        Maxamed C/raxman Maxamed
14-Xog.Arimaha Federaalka                                 Saadiq Abshir Garaad
15-Xog.Kaluumeysiga                                           Warsame Axmed Shido
16-Xog.Diiwaagelinta & kaydinta Documents-ka   Maxamed Axmed Cismaan
17-Xog.Haweenka                                                 Faadumo Maxamed Yuusuf
18-Xog.Iaalinta deegaanka & Duurjoogta              Fawsiya Maxamed Caluula
19-Xog.Hidaha iyo Dhaqanka           Cabdulaahi   Cali Nuur (Qood)
20-Xog.Dacaayada & Barnaamijyada Xisbiga       Siciid Maxamed Ismaaciil
21-Xog.Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha             Cabdixamiid Shiikh C/salaan

Magacaabistan ayaa waxa ku buuxsamaysa tirada xubnaha guddiga fulinta ee Urur Siyaasadeedka Horseed oo afartiisa xubnood ee ugu sareysa shirweyne lagu ansixiyey bilowgii February 2013.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles