Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:-Gudoomiyihii Xisbiga Kulan oo Qarax Lagu Dilay.

Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay ayaa goor dhow ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Allaha u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R.W Cumar oo Ciidamadda Ammaanka ugu baaqay in Cadaaladda la horkeeno...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Marxuum Muxyadiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Magacaabay Shan Xubnood oo ka Mid Ah Gudiga Doorashooyinka Puntland.

Madaxwaybaha Puntland Mudane.C/weli Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta magacaabey shanta xubnood ee Gudiga doorashooyinka ee xaqa u leeyahay soo magacaabistooda. iyadoona Afar Xubnood oo kalena laga sugayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka...

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland  MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.  Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland; Markuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cumar oo Khudbad ka jeediyey daah-furka wajiga koowaad ee...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, ayaa maanta khudbad ka hor jeediyey golaha Baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas iyo Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo Daah-furay...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 Feb, 2016 Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Danjiraha midowga yurub u qaabilsan arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo Beeniyay Diyaarad la sheegay inay uga dhacday koonfurta...

Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa beenisay wararka sheegaya in diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone ku dhacday Soomaaliya, iyadoo Al-Shabaab ay shalay gelinkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Maanta u Dhoofaya Ethopia.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  u dhoofaya dalka Ethopia, Halkaas oo uga sii Gudbi doono Turkiga oo uu kaga qayb galayo Shir ku Saabsan New Deal.ka Soomaaliya. Safarka...

View Article


Kastamkii Canshuuraha Ee Degmada Waaciye oo Magaalada Juurile Loosoo Wareejiyey.

Kastamkii Canshuuraha(Kantaroolka) ee Degmada Waaciye ayaa gelinkii dame ee shalay loo soo wareejiyay Magaalada Juurile oo Hoos Timaada isla Degmada Waaciye ee Puntland. Soo Wareejinta Kastamka ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo u dhoofay Itoobiya(Sawiro).

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland ayaa maanta 16-Feb-2016 waxa uu safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay magaalada Addis...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Michael Keating oo Gaarey Cadaado.

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud Qaramada Midoobay Michael Keating iyo wefdi uu hogaaminayay, ayaa maanta ka dagay magaalada Cadaado. Keating iyo wefdiga  la socda waxaa halkaas ku soo dhoweeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Magacaabay Afar Xubnood oo ka Harsanaa...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland Mudane.Axmed Cali Xaashi ayaa Maanta ku dhawaaqay afartii Xubnood ka harsanaa Gudiga Doorashooyinka Puntland ee Shan ka mid ah Madaxweyne Gaas Shalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamad ku taal dalka Brazil oo xanibtay hantida Neymar.

Maxkamad ku taala dalka Brazil ayaa fariisisay hantida Neymar oo ah xidig caan ku ah kubadda cagta. Maxkamadda Faderaalka ee Sao Paulo ayaa ku dhawaaqday in ay soo saartay ruqsadda lagu xayirayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Adis ababa lagu Soo Dhoweeyey(Sawiro).

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16-Feb-2016 siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Addis ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya, halkaas oo Madaxweynuhu uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin Wax Amar ah oo kasoo...

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in aysan jirin wax amar ah oo wasaaraddiisa ka soo baxay, kaasoo lagu farayo ciidamada ammaanka inay...

View Article


Hay”adda UNHCR Oo dib u Billowday celinta Qaaxootiga Soomaalida ee Kenya.

Hey’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay inay dib u billowday celinta qaxootiga Soomaalida ee xeryaha qaxootiga ee Kenya, kadib markii uu hakad galay muddo bila ah. Hey’addu waxey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ogow Cadaalad Darada Madaxweynaha Puntland.

Halkan Hoose ka akhriso gudiga doorasha Puntland beelaha ay ka soo jeedeen iyo Sida Cadaalad darada ah ee loo Qeybiyey Xubnaha Gudiga Doorashooyinka. 1-Cabdulaahi Cali Nuur ( Cismaan Maxamuud )...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka Cusub ee...

Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland  Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo dhowaan uu xilkaasi u magcaabay Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Arimahada Gudaha iyo Maaliyada Puntland oo Degmada Waaciye ku Sugan.

Degmada Waaciye ee Puntland ayaa Waxa Soo Gaaray Wafdi Heer Wasiir ah,kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Mudane.Axmed Karaash,Wasiirka Maaliyada Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Itoobiya:-Gaas iyo Tedros oo ka wada hadlay Doorashada Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo maalinimadii shalay gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom iyo saraakiil kale...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live