Hambalyo Meher:-Mudane Axmed Jibriil Axmed iyo Murwo Xamdi Maxamed Maxamuud.
Dhamaan Magacyada Dadka Hoos ku Qoran Waxay Hambalyo Meher udirayaan Lamaanaha Kala Ah Mudane.Axmed Jibriil Axmed iyo Murwo.Xamdi Maxamed Maxamuud oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Bosaaso gaar ahaan...
View ArticleAkhriso Waxqabadkii Dawladda Soomaaliya ee isbuucii la soo dhaafay 13...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...
View ArticleTartanka ololaha Doorashada Madaxtinimada dalka Uganda oo Socota.
Ololaha Tartanka doorashada Madaxtinimada dalka Uganda ayaa si xoogan uga socota magaalooyinka dalkaas, iyadoo illaa 8 musharax ay ku loolamayaan tartanka oo uu ku jiro Madaxweynaha talada haya ee...
View ArticleKooxda Al-Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Diyaaraddii Daallo.
Xarakada Al-Shabaab ayaa war goor dhow ay soo saaratay waxay si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyada qaraxii Diyaaraddii Daallo Airline ee 2-dii bishan Febraayo. War qoraal ah oo ku qornaa Afka Ingiriiska...
View ArticleQodobo Muhiim ah oo kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda...
QODOBO MUHIIM AH AYAA KASOO BAXAY SHIRKII GOLAHA XUKUUMADDA DAWLADDA PUNTLAND.
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh:-Marxuum Xaaji Cabdi Axmed Yusuf oo Geeriyooday.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajicuun Kulli Nafsin Daaiqatul Mawt. Waxa Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 13-02-2016 Magaalada Hyderabad ee dalka India ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji...
View ArticleIska Hor Imaad ka dhacay Deegaanka Ceelaayo oo hal Qof ku Dhintay(Dhegayso).
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen iska hor imaad xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi ka xigta magaalada Boosaaso ka dhacy. Iska horimaadka ayaa yimid ka dib...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Jarmalka kulamo kula yeeshay madax iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ayaa maanta kulamo la qaatey...
View ArticleRW.Carte oo ka qeybgallay Xuska Sanadguuradii 56-Aad ee Ciidanka Cirka(Sawiro).
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Cirka Soomaaliya, munaasibadaas...
View ArticleJaaliyada Puntland ee dalka Finland oo Hambalyo Udirtay Wadaniyad Ifraax...
Jaaliyada oo ah mid u taagan hada iyo jeer hormarinta buslshada puntland ee ku nool daafaha aduunka iyo dalkiiba.ayaa waxay qirayaan ka jaaliyad ahaan. wax qabadka dalka gudihiisa ay ka qabatay...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho ku qaabiley Wasiirka Ciidamadda ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny Mordaunt, Safiirka u fadhida Soomaaliya...
View ArticleWasiirka Dekedaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geeridii ku Timid Xaaji Cabdi.
Wasiirka Wasaarada Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo la Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Mudane.C/laahi Jaamac Saalax ayaa Tacsi Tiiraanyo leh udirey Qoyskii,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday alla...
View ArticleDhegayso:-Duqii Hore ee Degmada Buraan”Puntland maanta la tashi maleh ka...
Duqii Hore ee Degmada Buraan ee Gobolka Hayland Mudane.Bootaan Axmed Bootaan ayaa si qoto dheer uga hadlay Baahiyaha iyo Duruufaha Adag ee ka jira Gobolka Hayland iyo Dowrkii Maamulka Puntland oo gebi...
View ArticleMuran Xoogan oo ka dhashay Geerida Xaakim ka tirsanaa Maxkamadda Sare ee...
Muran Xoog leh oo ka dhex Qarxay Madaxweynaha Mareykanka, Barack H. Obama iyo musharraxiinta Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, kaddib markii uu Geeriyooday Xaakim muddo Fog ka Tirsanaa Xaakimiinta...
View ArticleNUSOJ welcomes Solidarity shown by Jubbaland Journalists Association and MAP,...
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes the solidarity shown by the Jubbaland Journalists Association and the media fraternity in Kismayo, Jubbaland State of Somaliacalling the court...
View ArticleJaaliyada Puntland ee dalka Austria oo Taageertay Qaadacaada Nidaamka...
Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Austria ayaa taageertay qaadacaada Nidaamka 4.5, isla markasna ka hadlay shirka Turkiga ka dhacaya. Jaaliyada Puntland ee Austria ayaa taageertay go”aanka wax...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Gorgortan ka geli doona Aqballaada Awood Qeybsiga 4.5
Iyadoona uu weli ka biyo diidsanyahay in awooda Baarlamaanka soo socda sanadkaan 2016 ee Soomaaliya lagu soo xulo 4.5 ayey suurtogal tahay in Madaxweynaha Puntland uu aqblo, laakin taasi badalkeeda uu...
View ArticleDawladda Puntland oo baaq kasoo Saartay Abaaraha ka jira deegaanada Puntland.
Dawladda Puntland oo baaq ku aaddan u gargaaridda dadka ay abaaruhu Aafeeyeen u diraysa shacabka Puntland Gude iyo Dibadba.
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo maanta guda galaya Daah-furka dib u eegista...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan aan caadi aheyn, kaasoo lagu daah-furay Dib u eegista Dastuurka KMG, iyadoo ay ka qeyb geli doonaan Madax kala duwan. Daah furka...
View ArticleRa”iisulwasaarihii Hore ee Yuhuuda oo Xabsiga la dhigay.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Yuhuuda Ehud Olmert ayaa waxaa maanta oo isniin ah (2/15/2016) u billowday 19 bilood oo xabsi ah, sababo la xiriira laaluush qaadasho iyo is-hortaag uu ku sameeyey...
View Article