Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Gaas oo Maanta u Dhoofaya Ethopia.

$
0
0

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  u dhoofaya dalka Ethopia, Halkaas oo uga sii Gudbi doono Turkiga oo uu kaga qayb galayo Shir ku Saabsan New Deal.ka Soomaaliya.

Safarka Madaxweynaha ayaa waxa ku wehelin doona Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Puntland,kuwaas oo ay isku aragti yihiin Madaxweynaha.

Warkan oo faahfaahsan kala Soco Wararkeena dame.

Picture-228

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles