Xabsiga Weyn ee Magaalada Garoowe oo qarka u Saaran in uu Xirmo.
Xog Hoose oo aanu helnay ayaa sheegeysa in Xabsiga wayn ee cusub ee magaalada Garowe uu qarka u saarantahay inuu xirmo kadib markii ay la soo gudboonaadeen xaalado dhaqaalo xumo. Xabsiga magaalada...
View ArticleIsbedelka Soomaaliya iyo kan Puntland.
Waxaa Soomaaliya ka socda isbedel ama dhaqan gelinta faderaalaynta dalka. Iyadoo lagu unkayo dawladihii ka mid noqonlahaa Jamhuuiyada Faderaalka Soomaaliya. Dhaqan gelinta arintani maaha mid hawl yar,...
View ArticleNairobi:-Afar qof oo ku dhimatay diyaarad u socotay Muqdisho oo Burburtay.
Afar qof ayaa saakay ku dhimatay diyaarad qaad u sitay magaalada Muqdisho oo ku bur burtay meel lagu magacaabo Utawali oo u dhow garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya....
View ArticleMaydka wiil Falastiini ah oo laga helay Bariga Qudus.
Booliiska Israa’iil ayaa helay maydka wiil da’yar oo falastiini ah, kaas oo laga afduubtay xalay bariga Qudus. Dadka deegaanku waxa ay sheegeen in ay arkeen Maxamed Abu Khadir, oo lagu khasbayo in uu...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dilkii Marxuum Xildhibaan Xayd.
Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee marxuum xildhibaan Maxamed Maxamuud...
View ArticleMareykanka oo cambaareeyay dilkii xildhibaan Xayd.
Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay dil saakay magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo ka mid ahaa mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya. Mareykanka ayaa tacsi u diray...
View ArticleMidowga Yurub oo ka hadlay dilkii xildhibaan Xayd.
Ergeyga Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya, Michele Cervone d’Urso ayaa Ka hadlay dilkii xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo maanta lugu dilay magaalada Muqdisho. Ergeyga ayaa tilmaamay in...
View ArticleBosaaso:-Shirka Ganacsiga ee Towfiiq oo afurinaysa 80-qof oo qaba Cudurka...
Shirkadda ganacsiga Towfiiq ee magaalada Boosaaso oo afurisa 80 qof oo katirsan dadka la nool cudurka HIV/AIDS-ka ee ku nool Boosaas ayaa sheegtay inay gargaarka wadi doonto inta lugu jiro bishan...
View ArticleCiidamada Daraawiishta Puntland ee ku Sugan Xerada 54-Aad oo Gadood Sameeyey.
Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa maanta ka sameeyey xerada 54-aad ee duleedka magaalada Garowe gadood ka dib markii ay cabasho ka muujiyeen mushahaar la,aanta muddo 4 bilooda oo aysan helin...
View ArticleWaxqabadkii Dowlada Federaalka Soomaaliya looga Fadhiyey oo noqday Xafiiska...
Waxqabadkii Dowlada Soomaaliya mudadii ay jirtay ayaa noqday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Xasan Shiikh Maxamuud oo la qurxiyo,dayactirna lagu sameeyo,iyadoona ay boqolaal Muwaadiniin...
View ArticleCiidamo Maraykan Ah oo ilaa 2007 Soomaliya Ku Suganaa(Video).
Ciidamo ka tirsan Milateriga dalka Mareykanka ayaa la sheegay in ay si qarsoodi ah dalka Soomaaliya uga howlgalayeen tan iyo sanadkii 2007-dii, waxaa sidaas xaqiijiyey saraakiil Mareykan ah. Khuburada...
View ArticleDowladda Puntland oo magacii Xerada 54-aad ugu magacdartay xerada General...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 3 bisha july 2014 waxaa xarunta madaxtooyada puntlnad ku shiray golaha wasiirada dawladda puntland waxaana ka soo baxay qodobadan 1,Madaxweynaha waxaa uu ka war bixiyey...
View ArticleKilling of Somali MP Haid.
The members of the Security Council strongly condemn today’s assassination of Ahmed Mohamud Hayd, a member of Parliament of the Federal Republic of Somalia, for which Al-Shabaab has claimed...
View ArticleEng.Siciid Maxamed Raage oo Beeniyey Warar been Abuur Ah oo Warbaahinta lagu...
Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcad Badeeda Puntland Eng.Siciid Maxamd Raage,isla Markaasina ahaa Masuulkii Deegaanada Puntland ka Sifeeyey Kooxii...
View ArticleGolaha ammanka oo cambaareeyey dilkii Xildhibaan Xayd.
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay cammbaareeyey dilkii shalay magaalda Muqdisho loogu geystay xildhibaan Maxamed Maxamud Xeyd, oo ay dilkiisa sheegteen maleeshiyaadka Shabaab. War qoraal ah oo ka...
View ArticleGuddiga Garsoorka oo ka jawaabey qabyo qoraalka garsoorka ee horyaala...
Shir ay isugu yimaadeen golaha garsoorka dowladda federaalka Soomaaliya dhamaadkii bishii hore ee June ayey uga hadleen sharciga dib u habaynta garsoorka ee qabyo qoraalka Baarlamaanka la horgeeyey...
View ArticleXulka Kubada Cagta ee dalka Germany oo u Gudubtay Semifinal-ka.
Xulka dalka Germany ayaa u soo gudbay heerka semifinal-ka ee ciyaaraha koobka adduunka ee ka socda Brazil, kaddib markii ay 1-0 uga badiyeen xulka qaranka Faransiiska. Goolka guusha waxaa xulka Germany...
View ArticleXildhibaan Maxamed Jeesow”Mahaysano Amni nagu Filan”
Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladdooda amni, maalin ka dib markii degmada Xamar Weyen ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah goobaha aadka u camiran lagu...
View ArticleWasiirkii Hore ee Amniga Dowlada Soomaaliya oo Loo Magacaabay La Taliye...
Wasiirkii Hore ee Wasaarada Amniga ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane.Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Waxa loo Magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Dhanka Arimaha Siyaasada. Wareegto...
View ArticleFalanqaynta Todobaadka iyo Puntland.
Sabti 28 ka jun 2014 ayay ahayd marka uu dib ugu soo laabtay Garowe Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) soo dhaweyn ka dib Arbaco 2 da July 2014 waxaa mar qudha soo yeertay...
View Article