Waxqabadkii Dowlada Soomaaliya mudadii ay jirtay ayaa noqday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Xasan Shiikh Maxamuud oo la qurxiyo,dayactirna lagu sameeyo,iyadoona ay boqolaal Muwaadiniin Soomaaliyeed ay Colaad iyo Baahdi la ildaran yihiin.
Qurxinta iyo Nashqadaynta Cusub ee lagu Sameeyey Xafiiska Madaxweynaha ayaa Sida aanu xogta ku helnay waxa ku baxday Lacan gaareysa Munanaan Kun oo Doolar,iyadoona lacagta qurxin Xafiiska lagu nasto ku baxday ay ku Haboonaan lahayd in dadka Barakacayaasha ah ee Xerada dhabaab ku dhibaataysan wax loogu qabto.
Halkan Hoose ka Daawo Qaabka Cusub ee Xafiiska Madaxweynaha Loo Qurxiyey.
Halkan Hoose ka daawo Qaar ka mid ah Barakacayaasha tabaalaysan ee muqdisho ku sugan.