Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiweli oo hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diraya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aaddaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diraya Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada...

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan. “Dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Dhamaan Umadda Muslimiinta Meelwalba oo Aad Kala Joogtaan.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Hambalyo ku Aadan Bisha Barakaysan ee Ramadaan udirayaan Dhamaan Umadda Muslimiinta Gaar Ahaan Umadda Soomaaliyeed. Waxaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo martigeliyey shir ku...

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar Xasan Cusmaan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigeliyey kulan ballaaran oo looga hadlayey dib-u-habaynta shaqaalaha rayidka ah iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Ciraaq oo ay ku Adkaatay dib u qabsashada Magaalada Tikrit.

Wararka ka imaanaya dalka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ee isku dayaya inay kala wareegaan magaalada Tikrit maleeshiyada Suniyiinta, inay dib ugu noqdeen magaalada Dijla, ee labaatan iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

H.E Abdiweli Sheikh Ahmed welcomes the blessed month of Ramadhan.

H.E Abdiweli Sheikh Ahmed welcomes the blessed month of Ramadhan Bismillah Rahmani Rahim The Prime Minister of Somalia sends his salutations to the people of Somalia and to our brothers and sisters...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii Puntland ee ku Sugnaa Kismaayo oo la Kulmay Madaxda Maamulka Jubba.

Wafdi wasiiro iyo xildhibaano iskugu jira oo ka socda Puntland ayaa ku sugan magalada Kismaayo xarunta mamulka KMG ah ee Jubba si ay madaxda mamulkaasi ugu biiriyaan aqoonta iyo waayo aragnimada ay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Barnaamij gaar ah oo ku Saabsan Guryaha la kala Heysto(Video).

Halkaan hoose ka Daawo Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan Guryaha lagu kala heysto Magaalo Madaxda soomaaliya ee Muqdisho.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Key oo ka hadlay Hanaanka Federaalka Soomaaliya(Dhegayso).

Ergayga gaarka ah ee QM ee Somalia Nicholas Key ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha soomaalida in ay ka faa’ideystaan hannaanka federaalka ee la doonayo in laga dhaqan geliyo Soomalia. Mr Kay oo waraysi gar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay...

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kaddib markii ay ka qeyb galeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub...

Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Italy Mr. Fabrizio Marcelli islamar-kaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali “Geesiyaashii u huray naftooda in xoriyadda la...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 54aad ee ka soo wareegtay 1-dii Luuliyo 1960 u diraya dhammaan shacabka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka “Ansaxinta Sharciga Golaha Adeegga...

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheikh Abdulqaadir, ayaa si weyn u soo dhoweeyey ansixinta uu Baarlamaanka Federaalka Soomaalia uu maanta ansixiyey sharciga Golaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khudbaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya ee uu xalay ka...

Madaxweynaha Jamhhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa khudbad ka jeediyey xaflad lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegtay xurrnimaddii iyo midnimaddii umadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Garoowe oo laga xusay 1-da Luulyo(Sawiro).

Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Habeenimadii Xalay Magaalada Garoowe gaar ahaan Aqalka Golaha Wakiilada Puntland kaga qayb Galay Xaflad Balaaran oo lagu xusayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyada Puntland oo Baarlamaanka Hor-tegay(Video)

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa Hortagay Baarlamaanka Dowlada Puntland,isagoona Su.aalo la Weydiiyey Baarlamaanka uga jawaabay.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Ciraaq oo lagu Kala Kacay.

Baarlamaanka Ciraaq ayaa maanta yeeshay fadhigiisii ugu horeeyay, kaas oo la soo gabagabeeyay,iyada oo aan hoggaan cusub la soo dooran. Fadhigan oo ahaa kii iigu horeeyay ee Baarlamaanka cusub ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mulateriga Ukraine oo weerar qaaday.

Ciidammada Ukraine ayaa bilaabay howlgal milateri oo dhameystiran oo ay ku qaadeen kooxaha gooni u goosadka ah ee taageersan Ruushka ee bariga dalka, saacado un kaddib markii uu dhamaaday waqtigii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali ayaa saaka ka qayb qaatay banaabax lagu soo...

.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta Ubax dhigay xarrumo taariikhi ah oo ku yaala magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, wuxuuna sidoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ka hambalyeeyay maalinta...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa ugu hambalyeeyay dadka Soomaliyeed dabaal dega 54 guuradii kasoo wareegtay Maalinta...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live