Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Hambalyo ku Aadan Bisha Barakaysan ee Ramadaan udirayaan Dhamaan Umadda Muslimiinta Gaar Ahaan Umadda Soomaaliyeed.
Waxaan Leenahay Alla ha inaga Wada Dhigo Kuwii Ka Wada Faaiidaysta Cibaadada iyo Camalka Suuban ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Bisha Ramadaan Waa Wakhti la yeesho fikir qotodheer iyo dibuheshiisiin, laguna xusuusto dadka danyarta ah oo naga liita. Bishan waxaa nala xusuusinayaa in nabadda, sinaanta iyo naxariistu ay yihiin waxa isku kaana xira, aadna uga xoog badan wax kasta oo na kala qaybiya.
Anagoo tan rumaysan, waxaan dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda u rajaynayaa bil Ramadaan oo nabad ah oo barakaysan. Ramadaan Kariim Ramadaan Kariim ,Ramadaan Kariim!