Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay Inaysan Al Shabaab Shaqo Ku Lahayn Weerarada Ka...

Uhuru Kenyatta, Madaxweynaha Kenya waxa uu ka hadlay weeraradii ugu dambeeyay ee labadii habeen ee la soo dhaafay ka kala dhacay deegaanada Poromoko iyo Mpeketoni ee Gobolka Xeebta ee dalka Kenya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raila Odinga Oo Sheegay Weerarada Ka Dhacaaya Gobolka Xeebta Inaysan Waxba Ka...

Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee CORD Raila Odinga, ayaa wuxuu diiday inay arrimo Siyaasadeed la xiriiraan weerarada ka dhacay Gobolka Xeebta. Hogaamiyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sarkaal ka Tirsanaa Nabad Sugida oo Muqdisho Lagu dilay.

Sarkaal ka tirsan ciidamada nabad sugida ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa saaka lagu dilay degmadaasi waxaana ka dambeeyay koox hubeysan oo bastoolado ku hubeysan. Kooxaha hubeysan ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo deeq lacageed...

 Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dr. Cumar Xasan Cusmaan ayaa ku booqday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho dhaawacyada saddex caruur ah oo dhawaan waxyeelo kasoo gaartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikh Nuur Baaruud oo Su’aalo adag weydiiyay Madaxweynaha Soomaaliya(Video).

Shiikh Nuur Baaruud ayaa su’aalo adag weydiiyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Xasan Shiikh Maxamuud.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Jubba oo heshiis dhismaha dekedda Kismaayo Ah Saxiixay.

Maamulka KMG ee Jubba ayaa maanta heshiis dhanka dhismaha dekedda magaalada Kismaayo la galay Shirkadda MSC Line ee laga leeyahay dalalka Khaliijka. Wasiirka warfaafinta maamulka Jubba Ibramim Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciraaq:-Maleyshiyaadka ISIS oo 60-KM u jirtsaday Baqdaad.

Dadka dagan Caasimadda Ciraaq ee Baghdad ayaa bilaabay in ay kaydsadaan cuntada iyo biyaha iyada oo ay u muuqato in Malayshiyadka Islaamiga ah ay usii dhawaanayaan caasimada. Dagaalyahano ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo magaaladda Nairobi ee dalka Kenya u jooga ka qayb-galka kulanka 99-aad ee dalalka ku bohoobay African, Caribbean, and Pacific Group of...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Baarlamaanka ka Codsaday inay Mowshinka ka...

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Mudane.Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Dowlada Soomaaliya Waxa uu ka Codsaday inay ka Daayaan Mowshinka tirada Badan ee ay ka keenaan inta badan.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergaygii Midowga Afrika Soomaaliya u Qaabilsanaa oo Iscasilay.

Wararka laga helayo xafiiska Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa ahna sarkaalka ugu sareeya ciidanka AMISOM ee gudaha Somalia Maxamed Saalax Anadiif ayaa sheegaya inuu is-casilay. Warkaan oo ah mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:-Taliyihii Booliiska Degmada Rako-Raaxo oo Goordhowayd La Dilay.

Taliyihii Booliiska ee Degmada Raaxo ayaa Goordhowayd lagu dilay isla Degmadaasi. Taliyaha ayaa Waxa dilkiisa ka Danbeeyey Nin Baastoolad ku heysnaa,walow aan Gacanta lagu dhigin . Sida Wararku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sh.Umal oo habeenkii 2aad Muxaadaro ka soo jeediyay Masjidka Al-Rowda ee...

Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada ugu caasan Soomaaliya ayaa habeenkii labaad waxa uu muxaadaro qayim ah ka soo jeediyay Masjidka weyn  Al-Rowda Ee Magaalada Boosaaso iyadoona cinwaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Heer Wasiiro ah oo Booqday Jiida Hore ee Puntland,Deegaanka...

Waftiga oo ay hor kacayeen Wasiirka Arimaha gudaha Axmad cilmi cismaan Axmad karaasha iyo Wasiirka Beeraha Cabdi ismacil Boos ayaa waxaa kuwaheliyay kormeerka Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kale, waxana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciraaq oo Codsi udirtey Maraykanka.

Dowladda Ciraaq ayaa Mareykanka ka codsatay inuu ka kaalmeeyo dhanka cirka dagaalka ay kula jirto kooxda suniyiinta ah ee jihaad doonka ah. Sarkaal sare oo ka tirsan milateriga Mareykanka, oo lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiiska kamid noqoshada dalalka...

Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyey guddiga dib u eegista Dastuurka.

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa meelmariyay guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka. Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland Oo Ka Careysiiyey Jaaliyada Puntland ee dalka...

Jaaliyada Puntland ee dalka  Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa ka carootay khudbadii  uu ka jeediyey xaflad ay xalay ku casumeen Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Waftiga uu hogaaminayo  ka dib markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Garsoorka & Datuurka: “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u...

Wasiirka Garsoorka & Dastuurka Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa maanta soo dhoweeyey ansixinta baarlamaanka ay ansixiyeen Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. 134...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay si lama filaan ah ku tegey Hotel Xaflad ka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay si lama filaan ah ku tegay Hoteelka City Palace ee magaalada Muqdisho oo ay ka socotay xaflad lagu taageereyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiil Uu Adeer U Yahay EX.Ra’iisal Wasaare Saacid Oo Ku Biiray Dagaalada Dalka...

Wiil Soomaali Canadian ah oo uu adeer u yahay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa wuxuu ku biiray Xoogaga Islaamiyiinta ISIS ee ka dagaalamaaya dalka Ciraaq....

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live