Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Dowlada Puntland oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii uu ku joogay...

Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo gabagabeeyay safarkii shaqo ee uu ku joogay Magaalada Dubai ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Ciraaq oo Sheegtay in Caalamku Meel Cidla ah uga Tegay.

Madaxda Ciraaq ayaa sheegay in beesha caalamka ay meel cidla ah ugu tegeen kaddib markii ay soo weerareen dablay jihaad doon ah oo Sunniyiin ah. Afhayeen u hadlay Ra’iisalwasaare Nuri Al-Maliki ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka dhoofay Boosaaso dibna ugu laabtay magaalada...

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka dib ugu laabatay magaalada Hargeysa ka dib markii uu isla saaka diyaarada ka soo raacay garoonka diyaaradaha Bander Qaasim ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weriye Yusuf Keynaan oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho.

Weriye Yusuf Keynan oo Qarax Miino Lagula Beegsaday Muqdisho Inaa lilaali, Wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Saaka abaara 7:40am aroornimo, waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Weriye Yusuf Keynan, oo u shaqeyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Qaraxii lagu dilay wariye Keynaan waa mid laga...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo ku geeriyooday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo Cambaareeyey dilka wariye Keynaan.

Ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilka weriye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan oo saakay lagu dilay degmada Xamarweyne ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalkii Dowlada iyo Sunniyiinta dalka Ciraaq oo weli Socda.

Booliska dowladda Britain ayaa doonaya inay aalada internetka ka saaraan muuqaal muujinaya rag British ah oo ka barbar dagaalamaya jabhadda ISIS ee jihaad doonka ah ee ka dagaalanta wadammada Suuriya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Cali Macow Aweys oo Garoowe Lagu Soo Dhoweeyey(Sawiro).

Waxa maanta magaalada Garowe lagu soo dhaweeyay Dr.Cali Macow Aweys oo ka mid ah dhaqaatiirta qurba joogta ee ka shaqaysa dalka Jarmarka. Maamulka Garowe,wasiiro iyo dadwayne kale oo aad u faro badan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka Warbixiyey waxqabadkii Dowlada ee...

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Maxamuud Cumar Cabdiraxmaan (Qablan) Waa Dhakhtar Soomaaliyeed oo ku...

Dr.Maxamuud Cumar Cabdiraxmaan (Qablan) ayaa  Dhakhtar Soomaaliyeed oo ku Dayasho Mudan. Halkan Hoose ka Akhriso Heerarka Waxbarasho ee uu Dr.Qablan Soo Marey. Dr.Maxamud Cumar Cabdiraxman(Qablan)...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya oo ka wada hadlay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya, ayaa maanta kulan booqasho ah oo qaatay saacado badan la yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NADWO CILMIYEEDKII SANADLAHA AHAYD OO GAALKACYO KA BILAABATAY(SAWIRO).

NADWO CILMIYEEDKII SANADLAHA AHAYD OO GAALKACYO KA BILAABATAY: Gaalkacyo: habeenimadii xalay oo ku beegnayd 22- june -2014, ayaa waxa kabilowday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka mudug Nadwado...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkada Shell ee dalka Nederland oo Laga Diiday Puntland inay Shidaal ka Qodo.

Dowladda Puntland ayaa qaadacday heshiis ay Dowlada Soomaaliya  la gashay Shirkad la yiraahdo Sheel oo shidaal ka doonaysa Somalia gaar ahaan Puntland heshiiskaas ayaana ka dhacay wadanka Netherland....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saddex ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Degmada Ceelbuur ee Gobolka...

Saraakiisha ciidanka dowladda ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xalay ay dileen saddex ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab, oo soo weerartay saldhig ciidanka dowladda ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

World Pulse Launches our Inaugural Community Advisory Board!

Last month World Pulse celebrated World Day for Cultural Diversity for Dialogue and Development with the launch of our inaugural Community Advisory Board! This group will help fulfill World Pulse’s...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyey...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo baryihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Gobolka Nugaal oo Ku Guuleystay Koobka Gobolada Puntland(Sawiro).

Xulka Gobalka Nugaal ayaa sanadkii labaad oo isku xigta ku guulaystay horyaalka gobalada Puntland ka dib markii uu Galabta ciyaartii ugu danbaysay uga badiyay laadadka xorta ah Xulka Gobalka Sool....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay”addaha UN-ka oo Saluug Amaan ka Muujiyey Deegaanada Puntland.

Xili ay isi soo tarayaan wararka sheegaya in QM ay saluug amaan daro ka muujisay Puntland ayaa waxaa la sheegayaa inay qorshaynayaan sidii Puntland loo keeni lahaa ciidamo gaar ah oo Qaramada Midoobay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh. “Dhaqanka waa meesha ay umadi ka nooshahay waana ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ee ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee Dalka Switzerland oo Hambalyo Udireysa Kooxaha Kubada...

Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka switzerland ayaa Waxay  u hambalyo u diraysaa kooxda kubada cagta ee gobolka nugaaal iyo weliba gobolka sool dadaalkii dheeraa ee ay usoo mareen hanashada Koobka...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live