Nin xirnaa dharka dumarka oo Hargaysa lagu qabtay.
Taliska ciidanka booliska ee maamulka Somaliland ayaa ka hadlay nin xirnaa dharka dumarka oo ay ciidanka shalay ku qabteen magaalada Hargeysa. Taliyaha ciidanka booliska ee Somaliland, Jeneraal...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo heshiish dhex dhigtay labadii garab ee Maamulka...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul Goboleedka Koonfur...
View ArticleBeesha Dishiishe oo Qaadacday Dhismaha Golaha Deegaanka Ee Degmada Ufeyn.
Beesha Dishiishe ee ka Mid ah Beelaha Axmed Harti(Moorcase) ayaa Waxay Qaadacday Golaha Deegaanka ee Degmada Ufeyn ee Dhowaantan La Dhisay. Halkan Hoose Ka Akhriso Warbixinta Beesha. Ku :-Wasiirka...
View ArticleWixii Caawa Ka Dambeeya Dalka Britain Waa Ka Mamnuuc Cunista Qaadka.
Waxaa caawa kadib Qaadka si caadi ah loogu cuni doonin goobaha ay isugu yimaadaan muqayiliinta ee dalka Britain, maadaama waqtigii loo qabtay uu ku egyahay 12:00am ee saacada Britain. Baarlamaanka...
View ArticleNadwadii sanadlaha ahayd ee ka socotay Magaalada Gaalkacyo oo habeenkeedii...
Nadwadii sanadlaha ahayd ee ka socotay magaalada gaalkacyo oo habeenkeedii labaad gashay: Gaalkacyo: waxaa habeenkeedii labaad gashay habeenimadii xalay oo isniin ahayd Nadwado cilmiyeeddii 6aad ee...
View ArticleMaxkamada Masar oo xukuntey Saddex Wariye oo Aljazeera ka tirsan.
Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira ayaa xabsi ku xukuntey saddex weriye oo ka tirsan Televishanka Al Jazeera ee dalka Qadar. Maxkamadda ayaa sheegtay in saddexdan weriye lagu heley inay faafinayeen...
View ArticleMaleyshiyaadka Sunniyiinta Ciraaq oo Gacanta ku dhigey Warshad Shidaal.
Maleyshiyaadka Sunniyiinta ah ee ka dagaallamaya dalka Ciraaq, ayaa qabsaday warshadda shidaalka sifeysa ee dalkaasi ugu weyn ee lagu magacaabo Baiji, taasoo ku taalla Waqooyiga Baqdad. Warshada ayaa...
View ArticleDowlada Britain oo $136 Milyan dib ugu dhiseysa Soomaaliya.
Dowladda Britain ayaa sheegtay inay wado dadaallo dib loogu dhisayo Soomaaliya,gaar ahaan mashaariicda gargaarka iyo horumarka. Warbixin qoraal ah oo maanta kasoo baxday xafiiska ra’iisul wasaaraha...
View ArticleWasiirada iyo Xildhibaanada Beelaha Hawiye oo shaqo Joojin Sameeyey.
Wasiiro & Xildhibaano ka tirsan DF isla markasna kasoo jeeda Beesha Hawiye ayaa maanta shaqo joojin sameeyay iyadoona arrintooda ay dabo socotay heshiiskii shalay lagu mideeyay mamulada isku haya...
View ArticleBoqolaal Weriyayaal ah oo isu soo Bax ka Sameeyey London.
Boqolaal weriyayaal ah ayaa isugu soo uruuray London si ay cabasho uga muujiyaan xukunka toddobada sano ah ee lagu riday saddex weriye oo ka tirsan telefishenka al-Jazeera xukunkaas oo ay riday...
View ArticleWafdi Somaliland ah oo Taleex Gaarey.
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan ayaa maanta socdaal aan horay loo shaacin ku tagay degmada Taleex oo ka tiran deegaanada Puntland. Wasiir Xisri oo la hadlay BBC...
View ArticleRa”iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Saacid oo saaka diyaarad khaas ah...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, isagoo kusii jeeda magaalada Dubai ee dalka...
View ArticleWasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo ka horyimid Nabadeynta...
Wasiirka Arimaha Gudaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Goobax Bare oo ka hadlay heshiiska dowladiisa ay shalay dhex dhigtay labadii garab ee isku hayay maamulka Koonuf Galbeed ee...
View ArticleTaliyeyaashii Ciidanka xooga dalka Soomaaliya oo xilalkii laga qaaday.
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxmauud ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka, Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) iyo abaanduulihiisii, Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi, isagoo...
View ArticleJaaliyadaha Puntland,Jubbaland iyo Ururka Sahal oo War-Saxaafadeed Wada Jir...
War-saxaafadeed si wadajir ah ay uso saareen jaalliyadaha Puntland, Jubbaland Iyo ururka SAHAL ee Yurub iyo waqooyiga Ameerika. Ku: Dowladda Federalka Soomaaliyeed Ku: Gurbajoogta Soomaaliyeed...
View ArticleGolaha Wasiirradda Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii ay gaareen Dhinacyadii Isku...
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana golaha...
View ArticleSh.Muxamed Macalin oo Booqday Dawrada ay Munadamada Beder ka wado...
Gaalkacyo : Booqashadaani uu Sh.Muxamed Macalin Axmed ku booqday Ardayda wax kabarata Dawrada ay Munadamada Beder ee Ardada kabaxday Machadka Al-Faaruuq kawado Magaalada Gaalkacyo laguna Qabtay...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiwali oo U Ambabaxay Dalka Equatorial Guinea, Kana Qayb...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Equatorial Guinea , halkaas oo ka dhici doono...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo xalay khudbad ka jeediyey xafladda 26-ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen...
View ArticleUrurka Nabada iyo Cadaalada Somalia oo soo dhaweeyay hadalka Madaxweynaha...
Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo Qiiradda dhabta ah(somaalinimo)leh ku hadleeyna waxaanu si diiran,taageero buuxdda...
View Article