Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka switzerland ayaa Waxay u hambalyo u diraysaa kooxda kubada cagta ee gobolka nugaaal iyo weliba gobolka sool dadaalkii dheeraa ee ay usoo mareen hanashada Koobka Kubada Cagta ee Deegaanada Puntland Garoowe uga Socday.
Jaaliyadu Waxay si Kal iyo Laab ah Hambalyo ugu dirayaan Labada Kooxdoos ee Ka kala Socday Gobolada Nugaal iyo Sool,kuwaas oo Samafinal ku kala Haray.
Waxay labadda Kooxoodba Jaaliyadu ku dhiiri Gelinaysaa inay Dadaalka Halkaas kasii wadaan,si bey yiraahdeen aad darajo Sare oo ilaa Heer Qaranka Ah aad u Gaartaan.
Galabnimadii Shalay ayaa waxa Koobka ku Guuleysatay Kooxda Gobolka Nugaal,iyadoona ka badisey Kooxda Gobolka Sool.
Guul Guul Guul.