Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururrada Bulshada ee Puntland oo ka Arinsanaya shirka Soomaalida ee London.

Ururrada bulshada rayidka ah ee deegaannada maamulka Puntland ayaa maanta wuxuu shir uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaas oo ay uga arrinsanayaan sidii ay qeyb uga noqon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Officials Vow to Improve Human Rights Following Rape Report.

Somalia’s federal government pledged action after a Human Rights Watch (HRW) report alleged that state security force members were committing rapes and other abuses against women and girls at camps for...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Britain oo ka digtay weeraro Argagixiso oo Al-Shabaab ka fuliyaan...

Dowladda Britain ayaa ka digtay weeraro argagixiso oo ay ka mid yihiin qaraxyo oo Al-Shabaab ka fuliyaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, iyadoo u digtay muwaadiniinteeda inay xilligan u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo Sheegtay inay xakameysay Sarrifka lacagta.

Dowlada Puntland ayaa sheegay inuu dadaal xooggan ku bixiyey siduu u xakameyn lahaa saameynta hoos u dhaca sarrifka lacagta doollar uu ku yeelan karo dhaqaalaha Puntland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo mudo u qabatay in uu ku hor yimaado Wasiirka...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa mar kale ugu baaqay inuu si deg deg ah baarlamaanka hortiisa ku yimaado Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Obama:Waan sii wadeynaa cunaqabateynta Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay sii wadeyso cunaqabateyntii ay horey ugu soo rogtay Somalia, gaar ahaan shaqsiyaadka lidka ku ah xasilooni ka dhalata dalkaasi. Madaxweynaha dalkan Mareykanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Shabeelada Hoose oo sheegay inay iska...

Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa isugu yimid Kulan ay kaga Tashanayaan Dad ay Sheegeen inay Gobolka Shabeelada Hoose kaga soo duuleen Gobolada Dhexe ee Soomaaliya. Qaar ka Mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Obama renews sanctions Against Somalia despite new Government.

CONTINUATION OF THE NATIONAL EMERGENCY WITH RESPECT TO SOMALIA On April 12, 2010, by Executive Order 13536, I declared a national emergency pursuant to the International Emergency Economic Powers Act...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Faroole oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Koonfur...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  ku qaabiley xarunta madaxtoyada Garowe wafdi ka socdey wasaarada arrimaha dibeda dalka Koonfur Afrika. Edgar Motsisi ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan ka Akhriso Dastuurka Maamulka Jubbaland.

Waxaan Halkaan Hoose Idiinku Soo Gudbinaynaa Dastuurka Cusub ee  loo sameeyay Maamulka Cusub ee Jubbaland State Of Soomaaliya.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii Xildhibaanada Ahaa ee uu Hogaamiyey Proff.Juurile oo Muqdisho ku...

Wafdigii Xildhibaanada ahaa ee uu Hogaaminayey Proff.Cismaan Xassan(Juurile) ayaa Galabta Waxay dib ugu laabteen Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya. Wararka aan ka helayno maanta  magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meydka AH Xildhibaan Shaati-Gaduud oo Goor dhowayd laga soo dejiyay garoonka...

Meydka Allaha u naxariistee Xasan Maxamuud Nuur (Shaati-Gaduud) oo horay u soo noqday Xildhibaan iyo Wasiir ayaa goor dhow laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaasha Jubaland Oo Baaq Adag U diray dawlada Soomaaliya(Video)

Odayaasha Maamulka Jubbaland ayaa maanta Baaq Aday Waxay udireen Dowlada Federaalka Soomaaliya. Shir Jaraa’id oo Maanta ay ku qabteen Magaalada Kismaayo qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Beelaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duqii Degmada Hargaysa oo Geeriyooday.

Waxa saaka isbitaal ku yaalla magaalada Dubai ee dalka Isugu-tagga Imaaraadka Carabta ku geeriyoodey Allaha u Naxariistee duqii degmada Hargeysa Yusuf Warsame Saciid. Marxuum Yusuf Warsame Saciid ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayo Wakiilka Midowga afrika ee Soomaaliya oo Kismaayo Booqday

Wafdi uu Hogaaminayo Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ayaa Maanta Booqasho ku tegay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Wakiilka Midowga Afirka ee Soomaaliya,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa oo kulamo wada tashi ku qaatay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa halkaasi ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ayman Al-dawaahiri oo fariin uu soo diray kaga hadlay Soomaaliya(Dhegayso).

Hogaamiyaha Ururweynaha Al-Qaacida Dr Ayman Al-dawaahiri ayaa fariin maqal oo uu soo diray kaga hadlay arrimaha Soomaaliya, isagoo ugu hambalyeeyay Al-Shabaab howl galkii fashilmay ee Faransiiska ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buulo Burde:Al-Shabaab oo gabar dhalinyaro ku toogtay Goob Fagaare Ah.

Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka barqadii Al-Shabaab ku toogteen bartamaha degmadaas gabar dhalinyaro aheyd oo ay ku eedeeyeen inay jaajuus aheyd....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo Amar ku rogay Ciidanka Maamulka.

Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo ayaa ku amray ciidanka hubeysan inay ka baxaan magaalada kaddib markii dad rayid ah oo gaaraya toban qof lagu dhaawacay gudaha magaalada labadii maalmood ee la soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Hey’adda Culimada Soomaaliyeed oo isku day dil ka Badbaaday.

Gudoomiyaha Hey’adda Culimada Soomaaliyed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka bad baaday isku day dil, kadib markii gaarigiisa loogu xiray waxyaabaha qarxa. Qaraxa ayaa loogu xiray kursi uu fariisto,...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live