Xildhibaano Gaaraya 44-Xildhibaan oo Xildhibaan Juurile Hogaaminayo oo...
Xildhibaano Gaaraya 44-Xildhibaan oo Proff.C/risaaq Cismaan Xassan(Juurille) Hogaaminayo ayaa Maanta Waxay soo Gaareen Magaalada Kismaayo ee uu ka socdo shirka Maamul u Sameynta Gobolada Jubooyinka iyo...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha Xukuumada oo maanta la kulmay madaxweynaha Jabuuti, kalana...
Jabuuti, April 03.2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray...
View ArticleWarbixin:Wafdigii Xildhibaan C/risaaq Jurille Hogaaminayey ee Kismaayo Soo...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee xarunta Jubadda Hoose ee uu ka socdo shirweynaha maamul u samaynta Jubooyinka iyo Gedo. ku...
View ArticlePrime Minister on a mission to boost relationship with neighbouring countries.
Prime Minister on a mission to boost relationship with neighbouring countries His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today started the first leg of his regional trip to Djibouti with a...
View ArticleDawladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka Guddoontay Dowladda Jabuuti(Sawiro).
Djibouti, April 04, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday...
View ArticleQabanqaabada Xafladda Dastuurka Jubbaland oo ka socota Kismaayo.
Qabanqaabada xaflad la rabo in lagu maamuuso dastuurka cusub ee maamulka Jubbaland ayaa ka socota magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ergo kor u dhaafeysa 870 xubnood ayaa Talaadadii...
View ArticleShiikh Shakuul oo isu soo Sharaxay Xilka Madaxweynimo ee Jubbaland State.
Shiikh Maxamed Ibraahin Shakuul oo ka mid ah Ganacsatada Soomaalida ee Kenya ayaa isu soo taagay inuu u tartamo Madaxtinimada maamulka Jubbaland ee dhismahiisa loo fadhiyo magaalada Kismaayo. Sheekh...
View ArticleKuuriyada Waqooyi:Weerar ayaanu ku qaadi doonaa Dalka Maraykanka.
Kuuriyada Koonfureed ayaa xaqiijisay in Kuuriyada Woqooyi ay gantaal dhigtay xeebta bari ee dalka Kuuriyada, saacado kadib markii ay Pyongyang sheegtay in la gaaray ogolaanshihii ugu danbeeyey ee ah in...
View ArticleWafdi ka Socda Dowlada Puntland oo Kismaayo Gaarey(Sawiro).
Wafdi ka socda Dowladda Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Kismayo xarunta Jubada Hoose ee uu ka socdo shirweynaha maamul loogu sameynayo Jubooyinka iyo Gedo. Wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka...
View ArticleUrurada Midnimo iyo UDAD oo Sheegay inaysan ka qeybgeli doonin doorashada...
Ururada Siyaasada Puntland ee Kala Ah Midnimo iyo UDAD ayaa maanta si cad u sheegay inaysan ka qayb gali doonin doorashada gollayaasha deegaanka Puntland oo lagu wada bilaha soo socda inay...
View ArticleQado sharaf loo sameeyey wafdiga Ra’iisal Wasaaraha iyo Marwo Caasha oo la...
Djibouti, April 04,2013——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay weheliso Marwo Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta waxaa qado sharaf u...
View ArticleDowlada Puntland oo Fasaxday Sadexdii idaacadood ee ay horay u Xirtay.
Dowladda Puntland ayaa fasaxday Saddexda Idaacadood ee Daljir,Codka Nabadda iyo One-Nation oo shalay ay amartay in hawada ka baxaan,go’aanka lagu fasaxay ayaa yimid ka dib markay Radio-yadani aqbaleen...
View ArticleNabadoon Caan Ah oo Magaalada Marka lagu dilay.
Koox hubaysan ayaa galabta toogasho ku dishay Maxamuud Maxamed Xuseen oo ka mid ah nabaddoonnada caanka ka ah magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose. Goobjoogeyaal ayaa Saxaafada u sheegay...
View ArticleMadaxweynaha cusub ee dalka Kenya Kenyatta oo xafiiskiisa ku qaabilay...
Safiirka dalka Soomaaliya u jooga wadanka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa ku booqday xafiiskiisa madaxweynaha dhowaan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Kulankan ayaa waxa ay labada...
View ArticleAbu Mansur Al-Amriki oo ku hanjabay inuu weerarayo danaha Maraykanka.
Omar Shafiq Hamami oo loo yaqaan (Abu Mansur Al-Amriki )ayaa ku hanjabay mar kale inuu sii wadayo weerarada ka dhanka ah danaha Maraykanka ee uu ku leeyahay caalamka. Al-Amriki oo ay dowladda...
View ArticleDaawo Calan Saarkii Jubbaland(Video).
Waxaa Xarrunta Jaamacada magaalada Kismaayo oo ay ka socdaan shirarka dhamaystirka dhismaha Jubbaland State gelinkii danbe ee maanta laga taahay dhexbartamaha xarrunta Jaamacada Kismaayo University,...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha oo maanta tababar u soo xiray 200 ciidamo Boolis ah oo...
Djibouti, April 5, 2013——–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tababar u soo xiray ciidamo Boolis ah oo ay tiradoodu gaareysay 206 kuwaasoo muddo...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Addis ababa(Sawiro).
Addis ababa, April 5, 2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya,...
View ArticleWar-Murtiyeed-Shirweynaha Qaran ee ka wadatashiga Dib u Habeynta...
Magaalada Muqdisho ayaa galabta 5 April,2013 lagu soo gabogabeeyey shirweynaha qaran ee dib u eegista Garsoorka oo ka socdey halkaaasi maalmihii la soo dhaafay. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa...
View ArticleBayaan Lagu Taageerayo Ansixinyta Dastuurka Maamul Goboleedka Jubbaland State.
UJEEDO: BAYAAN LAGU TAAGEERAYO ANSIXINYTA DASTUURKA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND STATE . Maalintii khamiista taariikhduna ku beegnayd April 4, 2013. ayaa Guddiga Taageerada Maamul Goboleedka Jubbaland...
View Article