Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Daawo Calan Saarkii Jubbaland(Video).

$
0
0

downloadWaxaa Xarrunta Jaamacada magaalada Kismaayo oo ay ka socdaan shirarka dhamaystirka dhismaha Jubbaland State gelinkii danbe ee maanta laga taahay dhexbartamaha xarrunta Jaamacada Kismaayo University, taas oo ay micnaheedu tahay in maanta wixii ka danbeeya Jubbaland ay yeelatay Astaan u gaar ah oo ay kaga duwan tahay gobolada kale ee Soomaaliyeed.

 

Xaflada Caleema-saarka Calanka Jubbaland State ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiinta maamulka Kismaayo, Wasiiro iyo masuuliyiin ka socda dowlad goboleedka Puntland iyo Xildhibaano ka socda dowlada federaalka ee Soomaaliya.

.
Guddaha magaalada Kismaayo ayaa aad looga hadal hayaan taagista Calanka Jubbaland State oo aad loo hadal hayo iyadoo dadka wejiyadooda ay ka muuqatay inay galeen waqti hor leh oo ay ku iloobayaan dhibaatooyinkii ay soo mareen 22-kii u danbeeyey.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles