Shirweynihii ka wada tashiga Garsoorka oo Muqdisho ka Furmay.
Shirweynaha ka wada tashiga Garsoorka dalka ayaa goor dhow ka furmay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan uu ka qeyb galayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo saakay dib...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo maanta furay shirkii Golaha Fulinta ee Ururka...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole) ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirkii Xisbiga Ururka Horseed. Hoolka shirarka ee Hotel Rugsan magaalada Garowe ayaa maanta 01...
View ArticleRa’iisiul Wasaare Saacid oo Maamulka KMG ah u magacaabay Gobolka Gedo.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa Maamul KMG ah u magacaabay Gobolka Gedo, kadib markii booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Garbaaharey, iyadoo maanta uu dib ugu soo...
View ArticleWafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada ee Finland oo booqasha ku yimid...
Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada ee Finland ayaa Maanta booqasho ku yimid dalka Soomaaliya. Muqdisho, 01, April,2013…Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...
View ArticleWarsaxaafadeed:Xukuumada oo heshiis la gashay Ahlusunna Koonfur Galbeed.
Garbahaarey, April 01.2013—–Iyadoo socdaal mudo labo maalin ah qaatay ay ku yimaadeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka...
View ArticleXarakada Al-Shabaab oo xirtay Xafiisyadii Dahabshiil ee koonfurta iyo...
Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay xirtay xafiisyada shirkadda xawaaladda Dahabshiil ay ku leedahay magaalooyin ku yaalla bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ee ay kooxdu weli gacanta ku...
View ArticleSomalia launches Judicial reform conference in Mogadishu.
Somalia’s first conference on judicial reforms was launched in Mogadishu, which was one of the key priorities of president Hassan Shiekh Mohamud since he was elected on September last year. He pledged...
View ArticleErgooyinka Shirweynaha Maamul u Sameynta Jubaland oo Dastuurka Maamulka loo...
Waxaa Weli si habsamileh u socdaa Shirweynihii Maamul usameynta Gobalada Jubboyinka iyo Gedo, waxaana maanta Ergooyinka loo qeybiyay oo ay ka doodeen Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Jubaland State....
View ArticleDowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo ku shiraya Turkiga.
Maamulka Somaliland ayaa maanta sheegay in wada-hadalladii dowladda Soomaaliya iyo Somaliland u dhexeeyay la amba-qaadi doono laba toddobaad kaddib, kulankooda ay marti-gelinayso dowladda Turkiga....
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya“Inta Muwaadin Soomaaliyed Hantidiisa la heyso...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha qaran ee ka wada tashiga dib u habeynta Garsoorka dalka, isagoo khudbad xasaasi ah oo dhinacyo badan taabaneysay uu ka...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo Booqasho ku tegaya Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa lagu wadaa in booqasho ku tago magaalada Kismaayo, kadib markii uu dhowaan fashilmay wada hadadlii dowladda Soomaaliya iyo Maamulka...
View ArticleLabo Askari oo Lagu dilay Gudaha Magaalada Gaarisa.
Labo askari ayaa Waxaa Maanta lagu dilay Magaalada Gaarisa ee Dalka Kenya. Dabley aan haybtooda la garanayn ayaa saaka ku dishay labo askari oo ka tirsan booliska Kenya magaalada Gaarisa ee xarunta...
View ArticleBaarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyey qodobo ka mid ah Xeerka...
Mudanayaasha Barlamanka Puntland ayaa maanta Ansixiyey qodobo ka mida xeerka doorashooyinka oo dhowaan ay soo Gudbiyeen guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland. Qodobadaan maanta la meelmariyay ayaa...
View ArticleWar Deg Deg Ah:Dastuurka Dowlada Jubaland State oo la Ansixiyay.
Dastuurka Dowlada Jubaland State oo si buuxda loo ansixiyay kadib markii la soo gaba gabeeyay doodii qodabada maanta duhuradii. sawaxan iyo mashxarado ayaa is qabsaday hoolka uu ka socda shirka,...
View ArticleRa’iisulwasaare Saacid oo Jabuuti u dhoofay.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa booqashadiisa u horeysay oo dibada ah ku aaday wadamada deriska, iyadoo tani ay soo afjareyso socdaaladii uu dhowaanahan ku marayay...
View ArticleBaarlamaanka Dowlada Puntland oo Taageeray Shirka Maamul u Samaynta Jubaland.
Baarlamaanka Dowlada Puntland ayaa taageeray shirweynaha maamul u samaynta Jubaland oo Kismayo ka socda iyo ansixintii Dastuurka maamulkaas oo shalay la meel mariyey. Mudanayaasha Barlamanka Puntland...
View ArticleMaamulka cusub iyo Bulshada Burtinle oo si iskaashi ah ku dayactiraya...
Maamulka cusub iyo Bulshada Burtinle ayaa si iskaashi ah ku dayactiraya Wadooyinka Magaalada. iyadoo ay cabashooyin farabadan ka taagnaayeen Burburka Wadooyinka Magaalada Burtinle ayaa Maamulka cusub...
View ArticleXaliimo Soofe oo Tix Buraanbur ah u tirisey Shirka Maamul u Sameynta...
Xaliimo Soofe ayaa Tix Buraanbur ah u Tirisey Shirweynaha Maamul u Sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee Jubaland State. Halkaan Hoose ka Daawo Buraanburka Xaliimo Soofe u tirisey Shirka.
View ArticleCalankii Jubaland State oo la Taagay,iyo Damaashaad ka Socda Deegaanada...
Calankii uu yeelan lahaa Maamulka Jubaland State ayaa Maanta Waxa laga Taagay Guud Ahaan Degaanada uu ka Kooban yahay Maamulka Jubaland ee Shalay Dastuurkiisa la Anxisiyey. Magaalada Kismaayo iyo guud...
View ArticleBosaaso: Dowlada Puntland oo Idaacado FM ah Albaabada u Laabtey.
Dowlada Puntland ayaa Maanta Waxay Albaabada isugu Dhifatay Labo Idaacadood oo FM ah ,Kuwaas oo ka howlgeli jirey Deegaanada Puntland. Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Gudaha Magaalada Bosaaso ayaa...
View Article