Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Ergooyinka Shirweynaha Maamul u Sameynta Jubaland oo Dastuurka Maamulka loo qeybiyay(Video).

$
0
0

mqdefaultWaxaa Weli si habsamileh u socdaa Shirweynihii Maamul usameynta Gobalada Jubboyinka iyo Gedo, waxaana maanta Ergooyinka loo qeybiyay oo ay ka doodeen Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Jubaland State.
Qodabada Dastuurka Dowlada Jubaland oo ka kooban 50 qodab ayaa laga doodi doona,Waxaana lagu wada in ilaa berito la Ansaxiyo.
Halkan Hoose ka Daawo Masuuliyiintii ka Hadashay Madasha Shirka Maamul u Sameynta Jubbaland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles