Musharixiinta kala Ah Sanders Iyo Trump Oo Ku Guuleystay Doorashadii New...
Musharaxa hanti-wadaagga aaminsan ee xisbiga dimoqraadiga iyo maal-qabeenka Jamhuuriga ah ee Domaldo Trump ayaa ku kala guuleystay doorashooyinkii madaxtinimada ee xisbiyada oo xalay ka dhacay gobolka...
View ArticleDr.Faroole oo ka hadlay Kulan ay la Qaateen Ambassador Micheal...
Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa ka hadlay kulan ay la qaateen Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Micheal Keating, wuxuuna...
View ArticleRa”iisulwasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo ka qeybgallay Xuska Sanadguuradii...
Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Badda iyo Difaaca ee XFS, taas...
View ArticleRa”iisulWasaare C.Sharmaarke “Soomaaliya iyo Ciraaq waxaa ka dhexeeya Xiriir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Ra’isul Wasaarihii hore ee Ciraaq...
View ArticleGaroowe:-Kulamadii Beesha Caalamka iyo Gaas oo Weli Socda(Sawiro).
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey , Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa galabta 10-Feb-2016...
View ArticleBritain oo ku amartay muwaadiniinteeda in aysan u safrin Soomaaliya.
Wasaarada Arrimaha Dibada dalka Ingiriiska ayaa ku amartay muwaadiniinteeda inaysan u safrin dalka Soomaaliya oo ah dal ay dad badan oo haysta dhalashada Ingiriiska ay booqdaan toddobaad walba....
View ArticleUAE names first minister of state for happiness.
A woman will lead the United Arab Emirates’ attempt to secure happiness for its citizens after being named the country’s first ever minister of state for happiness. Ohood Al Roumi’s appointment to the...
View ArticleUrurka ISIS oo Afar Ruux Qarax ku dilay (Sawiro).
Ururka IS ayaa soo bandhigay cajalad muuqaal ah oo laga arkayo wiil 4 sano jir ah oo ka soo jeeda dalka Britain kaasoo qarxinayo baabuur lagu dhex xirey afar ruux oo lagu eedeeyay inay basaasiin...
View ArticleSomaliland oo Sugaysa Amniga Garoomadeeda.
Maamulka Somaliland ayaa soo saaray amaro la xirriira dadka ka dhoofaya garoomada diyaaradaha iyadoo maamulka uu sheegay inay qaaddeen tallaabooyin kor loogu qaadayo amniga garoomada diyaaradaha....
View ArticleLahaanshaha Magaalada Berbera oo Muran ka Taagan Yahay(Video).
Lahaanshaha Magaalada Berbera ayaa waxa ka taagan Muran xoog leh oo u dhaxeeya beelo sheegtay Magaalada Berbera,halka Waxgarad kasoo jeeda Magaalada Burco ay arintaasi gaashaanka u daruureen. Halkan...
View ArticleAmniga Guud ee Garoonka diyaaradaha Bosaaso oo la Adkeeyey(Video).
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso Bashiir Muuse Cabdiraxmaan oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay adkeeyeen Ammaanka Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso. Source:-Sahanonline.
View ArticleDaawo Bilicda Magaalada Bosaaso Xiliyada Habeenkii(Sawiro).
Maamulka Degmada Bosaaso ayaa Jidadka Magaalada ku xiray Layrarka Cadceeda ku shaqeeya,kuwaas oo ay qeyb weyn ka qaatay Horumarka Magaalada Sida Amniga iyo Ganacsiga Habeenkii. Maamulka degmada Bosaaso...
View ArticleSacdiyo Salaad Samatar oo Difaacday Hanaanka 4.5(Dhegayso).
Mudooyinkan ugu danbeeyay waxaa aad u kacsanaa hadalheynta la xiriira hananka wax qeybsiga dalka ayaa aqoonyahanka iyo bulshada Soomaaliyeed arinkaasi waxa ay ugu hadleen si aad ah. Soomaaliya ayaa...
View ArticleGarowe:-Gaas oo Tababar Macalimiin usoo Xiray(Sawiro).
Madaxweyaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 11-Feb-2016 garoonka Classic Stadium ee magaalada Garoowe kaga qayb munaasibad tababar lagu guddoon siinayey islamarkaana...
View ArticleMaqaal:-Qabyaalad-diid Mise Qabiil-u-dood.
Qormadan akhri haddii aad tahay qof maskax furan, fikirkiisa xor u ah, awoodna aad u leedahay in waxa ay hadda kula tahay aad wax ka beddeli karto haddii lagu soo hor dhigo dood maangal ah oo xisaab...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo magaalada Munich kaga qeybgalaya Shirka Caalamiga ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka, isagoo ka...
View ArticleGaas oo la Shiray guddiga tayaynta iyo shaqo qorista qaybo ka mid ah...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee ay yeeshaan guddiga hoggaaminta mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista qaybo ka mid...
View ArticleAbaaro Ba”an oo laga soo sheegayo Deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal.
Cunto yari iyo biyo la,aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa deegaano badan oo hoos yimaada gobolka nugaal – Puntland ee Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wararka aanu halkaasi ka heleyno xaalad abaar ah...
View ArticleSiyaasi Cali Xaaji Warsame oo Waraysi Xasaasi Siiyey Madasha60(Dhegayso).
Halkan Hoose ka Dhegayso Waraysi Xasaasi ah oo Madasha 60- ay ka qaaday Wasiirkii Hore ee Wasaarada Waxbarashada Dowlada Soomaaliya Siyaasi.Cali Xaaji Warsame.
View ArticleHogaamiyaha Mucaaradka Koonfurta Suudaan oo ka Aamin Baxay Xil loo Magacaabay.
Hogaamiyaha mucaaradka Koofurta Suudaan Riek Machar ayaa sheegay inuusan aaminsaneyn madaxweyne Salva Kiir saacado uun kadib marki loo magacaabay madaxweyne ku xigeen. Magacaabistan ayaa qeyb ka aheyd...
View Article