Madaxweyne Obama” Istaraatiijiyad uma Hayno ISIS-ta Syria”
Madaxwyenaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in arrintiisa ugu weyni ay tahay sidii loo baabi’in lahaa guulaha uu ururka IS ka gaaray dalka Ciraaq. Mr. Obama ayaa warfidiyeenka kula hadlay Aqalka...
View ArticleDaawo Sawirada Caleema Saarkii Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Proff.Cali...
Daawo sawirada xafladii caleema saarka madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh. Sida masuuliyiinta maamulka Khaatumo ay shaaciyeen waxaa shalay meel aan saas uga fogayn magaalada Saax dheer ka...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiweli iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...
View ArticleDowladda Soomaaliya waxey ka xuntahay weerarkii hubeysnaa ee Saaxdheer lagu...
Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka Dowladda Federaalka ee ku aadan weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay deegaanka...
View ArticleCiidanka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM oo qabsaday Golweyn,...
Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Midowga Afrika – AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka isbahaysanaya ayaa dagaal kula wareegay...
View ArticleAkhriso Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay.
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleYaa Ka Taliyaha Gobolka Bari?
Halkan Hoose ka Akhriso Magacyada Masuuliyiinta Maamulka Puntland ee Gobolka Bari ka taliya iyo Gobolada ay asal ahaan kasoo Jeedaan Masuuliyiintani. Kacdoonka Shacab ee ka jira Gobolka Bari ayaa Waxa...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo Garoowe ka furay shir looga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta 09-Feb-2016 magaalada Garoowe ka furay shir looga hadlayey Maamul baahinta iyo Barnaamijka horumarinta...
View ArticleUgu Yaraan Sideed Ruux oo ku Geeriyooday Shil Tareen oo ka dhacay Jarmalka.
Ugu yaraan sideed ruux ayaa ku geeriyootay, 100 kelana waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii labo tareen oo kuwa rakaabka ahaa isku dhaceen koonfurta Jarmalka. Shilkan tareen ayaa saameyn ku yeeshay...
View ArticleQaramada Midoobay oo Sheegtay in 58.000 Caruur Soomaali Ah ay qarka u saaran...
In ka badan 58,000, oo carruur Soomaali ah ayaa la sheegay inay halis ugu jiraan gaajo in ay u geeriyoodaan, haddii aan lala soo gaarin taageero degdeg ah oo ay u baahan yihiin. Qaramada Midoobay...
View Article54-Xildhibaan oo Mowshin ka keentay Madaxweyne Xasan Shiikh.
54 Xildhibaan ayaa Guddoonka Baarlamaanka u gudbiyay 7-dii bishan mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo mooshinkan ku soo aaday maalin kadib markii Madaxweynuhu uu...
View ArticleGaas oo Garoowe ku Qaabilay Wafdi ka Socday Beesha Caalamka(Sawiro+Cod).
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta 09-Feb-2016 kusoo dhoweeyey Qasriga...
View ArticleAgaasimaha Puntlandtv Qeybtiisa Gobolka Bari oo La Magaacaby.
Maxamed Xirsi Jabra ayaa Wareegto kasoo Baxday Wasaarada Warfaafinta Dowlada Puntland Waxa loogu Magaacabay Agaasimaha Puntlandtv Qeybtiisa Gobolka Bari. Mudane.Jabra oo horey u ahaa Sawir Qaadaha...
View ArticleWasaarada Caafimaadka Puntland oo Musuqmaasuqday Deeq Dawo Ah oo Dowlada...
Wasaarada Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa Musuqmaasuq ku Sameysay Deeq Dawo ah oo Dowlada Sucuudigu ay ugu tallo gashay Dhamaan Gobolada iyo Degmooyinka Puntland. Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka...
View ArticleMuqdisho:-Sharmaarke oo Haween la Shiray(Sawiro).
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka sida, Guddiyada, Bulshada...
View ArticleGarowe:-Gaas oo 4.5 Lagu Cadaadinayo.
Xubno ka Socda Beesha Caalamka oo ku Sugan Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas Cadaadis Xoog leh Waxay ku saarayaan Aqballaada Amase...
View ArticleAustralia oo 15 Milyan oo doolar ku bixineysa arrimaha Bani’aadanimo ee...
Dowladda Australia ayaa 15 milyan oo dollar, ku maal-gelinaysa arrimaha gargaarka bani’aadamnimo ee Soomaaliya iyo Ethiopia. Australia ayaa 5 milyan oo dollar oo lacagtaas ka mid ah ku bixinaysa,...
View ArticleTurkish Airlines Oo Ka Hadashay Dhacdadii Muqdisho.
Shirkiadda Turkish Airlines ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadashay sababihii baajiyay duulimaad ay dayuuradooda ku tagi laheyd garoonka Muqdisho ka hor intii aysan dhicin dhacdadii qaraxa...
View Article