Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Daawo Sawirada Caleema Saarkii Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Proff.Cali Khaliif Galeyr.

$
0
0

Daawo sawirada xafladii caleema saarka madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh.

Sida masuuliyiinta maamulka Khaatumo ay shaaciyeen waxaa shalay meel aan saas uga fogayn magaalada Saax dheer ka dhacday xafladii caleema saarka madaxweynaha Khaatumo Dr.Cali Khaliif Galaydh xili dagaal ka socday Saaxdheer.

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa aroornimadii hore weeraray madashii loo asteeyay caleema saarka waxaana sida Wararku sheegayaan halkaas ka dhashay dagaal sababay dhimasho dhaawac iyo barakac.

Hadaba waxaad Hoos ka daawataan sawirro laga soo qaaday xafladii caleema saarka Madaxweynaha Khaatumo oo ka dhacday meel geed hoostii ah.

image4

Xuquuqda sawirada Afnugaalimageimageimageimage

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles