Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Lahaanshaha Magaalada Berbera oo Muran ka Taagan Yahay(Video).

$
0
0

 

6451757477_c51c99af5c_bLahaanshaha Magaalada Berbera ayaa waxa ka taagan Muran xoog leh oo u dhaxeeya beelo sheegtay Magaalada Berbera,halka Waxgarad kasoo jeeda Magaalada Burco ay arintaasi gaashaanka u daruureen.

Halkan Hoose ka Daawo Waxgaradka Burco.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles