Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Daawo Bilicda Magaalada Bosaaso Xiliyada Habeenkii(Sawiro).

$
0
0

Maamulka Degmada Bosaaso ayaa Jidadka Magaalada ku xiray Layrarka Cadceeda ku shaqeeya,kuwaas oo ay qeyb weyn ka qaatay Horumarka Magaalada Sida Amniga iyo Ganacsiga Habeenkii.

Maamulka degmada Bosaaso oo Mudo Kooban jiray ayaa durbaba Cagta Saaray Wadada Horumarka Magaalada Bosaaso,iyadoona Shacabka Magaalada ku dhaqan ay si weyn usoo dhoweeyeen Horumarka uu Maamulku Sameeyey.

Wadooyinka Layrarka lagu xiray ayaa Waxa ka mid Ah Wadada Madaxtooyada, Tan Dekeda magaalada Boosaaso, Wadooyin kale oo  hal bowlayaal u ah Ganacsiga iyo Isucodka Magaalada Xiliya Habeenkii.

Ka Dib markii  Layrarkan lagu xiray Wadooyinka Magaalada Waxa Hoos u dhacay Falalkii Amni daro ee Magaalada ka jiray,iyadoona xiliya habeenkii jidadka Magaalada Qaarkood lagu baarayn jiray dadka Socotada ah.

12669419_1751494171729369_9214239743490171598_n 12715205_1751494201729366_3615292358190405247_n 12717622_1751494161729370_3174129947687060160_n 12715490_1751494181729368_3193674497574699976_n 12661871_1751494211729365_4786695963917839546_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles