Astur Jawaase Cabdi oo isu soo Sharraxday Duqa Magaalad Qardho.
Waxaa magaalada Qardho ee xarunta Gobolka karkaar ee maamulka Puntland,ka socda doorashooyinka lagu soo xulaayo golaha deegaan ka,taas oo la doonaayo in laga yagleelo in laga hir galiyo magaalada...
View ArticleMadaxawaynaha Puntland oo Daah-Furay Mashruuca lagu dhisayo Garoonka...
Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Boosaaso gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha kaga qaybgalay Munaasibad Balaaran oo lagu daahfurayay Mashruuca lagu...
View ArticleWasiiro ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Marka.
Wafdi ay hoggaaminayaan wasiirada arrimaha gudaha iyo gaashaandhigga ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa gaaraya magaalada Marka si xal loogu helo dagaal beeleedyada ka dhacay gobolka...
View ArticleWasiirkii Hore ee Amniga Dowlada Soomaaliya oo qorshe Siyaasadeed Cusub...
Wasiirkii Hore ee Amniga Dowlada Soomaaliya ayaa bilaabay qorshe Siyaasadeed Cusub . C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirkii hore ee Wasaarada Amniga Qaranka ee Somaliya, ayaa wuxuu xilligaan uu dadaal ugu...
View ArticleXiisado Murugsan oo laga soo sheegayo degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag.
Xiisado Murugsan ayaa laga soo sheegayaa degmada Xingalool oo ka tirsan Gobalka Sanaag taasoo salka ku haysa shir Suldaanka Guud ee Beesha Warsangali uu ku baaqay in 15-ka June lagu qabto degmadaasi...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli: Waxaan u rajaynaynaa walaaleheenna Koonfurta...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qaybgalay Kulankii 26-aad ee aan Caadiga Ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay lagu soo gabagabeeyay magaaladda Addis Ababa...
View ArticleDegmada Waaciye oo Golle Deegaan Loo Dhisayo.
Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar ayaa waxa loo dhisayaa Golle Deegaan oo ay Degmadu Yeelato. Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Waaciye ee Xarunta Nabada iyo Horumarka Gobolka Karkaar ayaa Waxa laga...
View ArticleOdayaasha Dhaqanka Somaliland oo si kulul u Cambaareeyey dagaalada ka socda...
Odayaasha Dhaqanka ee Maamulka Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku cambaareeyeen dagaalka ka socda gobolka shabeelada hoose kaas oo ay ku sheegeen in lagu...
View ArticleDaawo Sawiro Gaar Ah:-Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Booqasho ku Tegay...
Halkan Hoose ka Daawo Sawiro ku Saabsan Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali(Gaas) oo maanta Booqasho ku Tegay Hotel Gacayte oo ah Hotel Casri ah oo laga dhisay dhinaca Xeebta galbeed...
View ArticleShiikh Maxamed Cabdi Umal oo khudbad ujeediyey Baarlamaanka Puntland(Sawiro).
Xarunta Hoolka Baarlmaanka ee Dowladda Puntland ayaa waxaa Mudanayaasha Barlamaanka Puntland Khudbad ugu Jeediyay Shiikh Maxamed Cabdi Umal ,isagoona oo Maanta Maalintii Sadexaad Garoowe ku sugan ....
View ArticleGaroowe:-Gaadiidka ay dadweynuhu Aadka u Isticmaalaan ee Loo Yaqaan Bajaajta...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa maanta waxa shaqo joojin ka sameeyey Gaadiidka ay dadweynuhu Aadka u Isticmaalaan ee Loo Yaqaan Bajaajta oo shaqo Joojin Sameeyey Waxaana ay isugu...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, kala...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay labada Ra’iisul Wasaare ka wada...
View ArticleXubin ka mid ah Kooxda Isbedelka Puntland iyo weliba Ururka Damujadiid oo...
Caasho Geelle oo Mar Wasiirad kasoo noqotay Xukuumadihii Puntland soo maray iminka ka mid ah Xubnaha Sar Sare ee ururka Isbedel Doonka Puntland iyo weliba Urur Diimeedka Damujadiidka Muqdisho ayaa...
View ArticleMulkiilayaashii Maqaayadda Red Sea-London oo Xabsi lagu Xukumay.
Mulkiilayaashii Maqaayadda Red Sea ee Magaalada London Waxa lagu Xukumay Xabsi . Labo nin oo ganacsato Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Maxamuud Aadan iyo Cabdinaasir Cali oo ah milkiileyaasha...
View ArticleSomaliland oo Taleex Qabsatay.
Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa maanta qabsaday Magaalada Taleex ee Gobolka Sool. Ciidankan ayaa ilaa xalay wadada abaabul xoogan oo ay ku doonayaan inay ku qabsadaan degmada Taleex oo uu ka socda...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo dib ugu soo laabtay dalka(Sawiro).
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay shirweynaha...
View ArticleNicholas Kay oo Saraakiisha Sar Sare ee Al-Shabaab ugu baaqay inay qaataan...
Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya Amb. Nicholas Kay ayaa ugu baaqay Saraakiisha sar sare ee Ururka Al Shabaab inay qaataan go’aankii Maxamed Saciid Atam oo Alshabab u qaabilsanaa...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiwali oo maanta furay Shirkii Sadexaad ee Higsiga Cusub...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa saaka furay shirkii saddexaad ee Higsiga Cusub ( New Deal) waxaan shirka ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha...
View ArticlePuntland oo Somaliland Beesha Caalamka uga Ashtakootay.
Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu muujiyay in ashtako laga yahay mamulka Somaliland oo tobanka bishaan duulaan kusoo qaaday Degmooyinka Xingalool...
View ArticleWasiirka Dekedaha Puntland oo Beeniyey Warar been Abuur ah oo lagu Daabacay...
Wasiirka Wasaarada Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Dr.C/laahi Jaamac Saalax ayaa beeniyey Warar been abuur ah oo lagu Daabacay Qaarka Mid ah Websetyada Soomaalida....
View Article