Xarunta Hoolka Baarlmaanka ee Dowladda Puntland ayaa waxaa Mudanayaasha Barlamaanka Puntland Khudbad ugu Jeediyay Shiikh Maxamed Cabdi Umal ,isagoona oo Maanta Maalintii Sadexaad Garoowe ku sugan .
Waxaa Goob Joog ka ahaa Khudbadd Jeedinta Madashana ka hadlay Gudoomiyaha Barlamaanka Dowladda Puntland isagoona si aad ugu mahad celiyay Dhamaan kasoo qayb galayaasha Munaasabadda .
Madaxweyne Ku xigeenka Dowlada Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey Isagoona Kusoo dhaweeyay Xarunta Baarlamaanka Shiikha Wuxuuna ka dhawaajiyay in uu ku faraxsanyahay imaanshaha shiikha ee Xarunta Baarlamaanka .