Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Xubin ka mid ah Kooxda Isbedelka Puntland iyo weliba Ururka Damujadiid oo Waraysi Bixisey(Video).

$
0
0

Shirkii_Qaran_Casho_9 (1)Caasho Geelle oo Mar Wasiirad kasoo noqotay Xukuumadihii Puntland soo maray iminka ka mid ah Xubnaha Sar Sare ee ururka Isbedel Doonka Puntland  iyo weliba Urur Diimeedka Damujadiidka Muqdisho ayaa Waraysi ay Bixisey waxa ay kaga hadashay Arimo Dhowr ah oo ku saabsan Urur Maamulada ay ka mid tahay ee Isbedel Doonka Puntland iyo Damujadiidka Muqdisho.

Halkan Hoose Ka Daawo Waraysiga Caasho Geelle.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles