Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo...

Maarso-13-2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Shiinaha oo Soo Bandhigtay Sawiro u eg Burburka Diyaaradii Malaysia...

Dowlada Shiinaha ayaa soo bandhigtay Sawiro uu qaaday Dayax Gacmeed dalkaasi laga leeyahay, kaa oo soo bandhigay Sawiro u eg Bur burka Diyaarada Malaysia Airlines oo la la’yahay tan iyo Maalintii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Nuur Jimcaale oo muddo 13-sano kadib laga qaaday xayiraadii Qaramada...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa 11-kii bishan ka qaaday xayiraadii saarneyd Gudoomiyihii Shirkadii la oran jiray Al-Barakaat Axmed Nuur Jimcaale oo ka mid ahaa Ganacsatada ugu waa weyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay oo sheegay in ruushu uusan...

Wakiilka Ruushka u fadhiyo Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Ruushku uusan doonayn inuu dagaal la galo Ukraine iyadoo iska hor imaadyo ay ka dhaceen magaalada Donestk. Vitaly Churkin waxaa uu u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Malaysia oo si kulul uga hadashay Sawirada ku saabsan Diyaaradii...

Dowlada Malaysia ayaa si kulul uga hadashay Sawiro ay baahisay Dowlada Shiinaha kuwaa oo la sheegay in uu qaaday Dayax Gameed , sawiradan ayaana ahaa walxo lagu arkay Badda Shiinaha oo u ekaa bur burka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Jabuuti oo Xirxirtay dad aad u tiro badan oo ka Mid ah Mucaaradkeeda.

Waxa Xukuumada Jabuuti  xidhxidhay dad aad u tiro badan labadii  Todobaad ee aanu kasoo gudubnay,kuwaas oo guud ahaantood-ka wada tirsan Mucaaradka-Jabuuti,dadkaas-oo ku kala xidhxidhan guud ahaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalluumeysatada Puntland oo soo dhoweeyay joojinta kalluumeysiga doomaha...

Kalluumeysatada Puntland ayaa soo dhoweeyay go’aan ay dhowaan wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Puntland ku hakisay ruqsadihii la siin jiray doomaha iyo maraakiibta shisheeye ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo noqday dalka kadib markii uu shalay uga qaybgalay magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia shirweynaha 25-AAD ee aan caadiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Wado Tareen oo isku xirta dalalka jabuuti...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqday  wado tareen iyo dhismayaal badan oo caalami ah kuna yaalla dalka Djibouti , waxaana dhismayaashaas gacanta ku haya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alla Haw Naxariistee Marxuum Majaajilayste Cali Hiiraan oo Muqdisho Ku...

 Alla ha u naxariistee majaajiliistihii Soomaaliyeed, Cali Cali Xasan Aadan oo loo yaqaannay (Cali Hiiraan) ayaa 14-03-2014 ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana isla maanta lagu aasay qubuuraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Maraykanka oo Abaal Marin dul dhigtay Madaxyada Sadex nin oo Ka...

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa abaal marin gaadhaysa 3 milyan oo doolaar ugu yaboohday ciddii keenta macluumaad horseedda in la soo qabto maxkamadna la hor keeno 3 nin oo ka tirsan al...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Dheere”Ma dhiman Waan Noolahay”

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta ku hadasha Afka Shabaab waxaa uu kaga hadlay wararka la isla dhex marayay iyo sheegashadii dowladda Kenya ee ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo si Caro Leh Garoonka diyaaradaha ee...

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Jen. C/xakiin Dahir Saciid (Saacid) iyo saraakiil ka tirsan ciidamada booliska oo shalay diyaarad gaar ah ay ka qaadi laheyd garoonka diyaaradaha aadan cadde ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cudurka Duumada oo ka Dilaacay Magaalada Bosaaso.

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa wada dadaalo kala duwan oo looga hortago cudurka duumado oo bilihii lasoo dhaafay faro kulul ku hayay shacabka magalada Bosaaso. Agaasimaha qaybta duumada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax xoogan oo Goor dhowayd ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Maka...

Qarax xoogan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow oo duhurnimadii maanta ah waxaa uu ku qarxay dhabarka dambe ee Hotelka Maka Al-Mukarama, gaar ahaan meel u dhow halka la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA NEEDS NATIONAL UNITY.

Somali people are considered themselves one people, one tribe and homogeneous. They speak the same language, practice one religion and share the same culture and customs. All these components can be...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo dalka dib ugu soo Laabtay(Sawiro).

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Dr.Gaas ayaa safar maalmo qaatay waxa uu ku tagay wadanka Jabuuti inkastoo uu kusoo hoyday magalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulWasaare Cabdiweli : “Waa in culimada, shacabka iyo Dowladdu u...

Muqdisho, March 15, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed  oo maanta kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyey culimada Soomaaliyeed, ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Urur Haween oo Cusub Ayaa Degmada Waaciye Lagaga Dhawaaqay(Sawiro).

Urur Haween oo Cusub ayaa Gelinkii Dame ee Maanta Waxa Lagaga dhawaaqay Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar,Ururkaas oo lagu Magacaabo Ururka Haweenka ee Samadoon. Munaasabad Balaaran oo ay Kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:-Fanaanad Hibo Nuura oo Qarax ka Badbaaday(Dhegayso).

Fanaanad Hibo Nuura ayaa ka bad-baaday qaraxii lala beegsaday Hotel Maka Al-Mukaraka ee magaaladda Muqdisho,waxayna sheegtay inay Qaraxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee ay Muqdisho la kulantay. Fanaanadda...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live