Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Muqdisho:-Fanaanad Hibo Nuura oo Qarax ka Badbaaday(Dhegayso).

$
0
0

Fanaanad Hibo Nuura ayaa ka bad-baaday qaraxii lala beegsaday Hotel Maka Al-Mukaraka ee magaaladda Muqdisho,waxayna sheegtay inay Qaraxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee ay Muqdisho la kulantay.

Fanaanadda ayaa sheegtay inay dadkii Xafladda ku sugnaa oo 150-qof gaarayay ayna ku jireen Madax ka tirsan Dawladda Federaalka ay ahaayeen dad xarfaan ah oo ku xeel-dheer qaraxyadda,maadaama Muqdisho dadka ay joogo ay yihiin Qarax-sugayaal ku taqasusay qaabka qaraxyadda loola tacaalo.

Hiban_Nuura660


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles