Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Degmada Laasqorey Soo Gaarey.
Wararka aanu ka helayno Degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu soo gaaray saakadii hore wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay aaska Marxuum Maxamed Saleebaan...
Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay aaska marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo ahaa Fanaan caana ah oo si...
View ArticleRa’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada...
Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka iskaashiga...
View ArticleXildhibaan Saciid Surcad oo la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee...
Saciid cabdi samantar surcad oo ah xildhibaan ka tirsan baarlmaanka cusub ee Puntland ayaa beryahaan waxaa uu safaro wacyigelin ah ku maraayey magaalooyin kala duwan oo ka tirsan dalalka...
View ArticleDaawo Barnaamijkii Sahal iyo Sabtida(By.Abwaan Sahal Curri+Video-S).
Barnaamijka Sahal iyo Sabtida ayaa Waxa inoo soo jeedin Doona Abwaanka Qarniga Waa Abwaan Sahal Curi. Abwaanku Barnaamijkiisa Waxa uu ku Falanqeyyaa Xaaladaha ugub ee ka jira Deegaanada...
View ArticleGudiga Fulinta ee Maamulka Magaalada Juurile oo La Magacaabay.
Gudoomiyaha Magaalada Juurile Cali Maxamed Maxamuud Qaal Ayaa Waxa uu ku Dhawaaqay Sagaal Xubnood oo noqon doona Gudiga Fulinta ee Maamulka Magaalada Juurile. Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Gudoomiyaha...
View ArticleMaamulka Puntland oo ka hadlay Socdaalkii Madaxweynaha Somaliland ee Degmada...
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay socdaalkii Gaabnaa ee Madaxweynaha Maamulka Somaliland uu Maanta ku tegay Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag. Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Maamulka Puntland ayaa u...
View ArticleDaawo Soo Dhoweyntii Wafdiga Madaxweynaha Somaliland ee Degmada...
Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta Safar Shaqo ku tagay degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag. Socdaalkan oo ah kii ugu horeeyey ee uu Madaxweynaha...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Japan waxay naga saacideysaa dib-u-dhiska dalka.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tegey dalka Japan. Madaxweynaha oo warbaahinta la...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay bahda Fanaaniinta, kulana...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federeaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay bahda Fanaaniinta ee hobolada Waaberi, wuxuuna Ra’iisul Wasaaruhu kula...
View ArticleRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada...
Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee Soomaaliya Neill Wigan, waxaana ay ka wada hadleen gargaarka...
View ArticleReer Crimea oo si Rasmi Ah Ruushka ugu biiray(Sawiro).
Dadka Gobolka Crimea ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay inay ka mid noqdaan Ruushka, kadib aftidii la qaaday, iyadoo Mareykanka iyo Midowga Yurub ay ku hanjabeen cunaqabateyn nooc cusub ah oo ay ku...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Xilka laga Qaadayo.
Xog Muhiim Ah oo laga helayo xafiiska Madaxweynaha dowlada Federaalka ah ayaa sheegaya inuu jiro qorshe xilka looga Qaadayo Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed General Cabdixakiin Daahir Saacid...
View ArticleDaawo Soo Dhoweyntii Wafdiga Madaxweynaha Somaliland ee Degmada...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane.Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayay Ayaa Shalay si Diiran loogu Soo Dhoweeyey Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag. Wafdiga...
View ArticleQoraa Sare Shiine Culay oo Xalay Magaalada Bosaaso Lagu Weeraray.
Qoraa Sare Maxamed Axmed Ismaaciil(Shiine Culay) ayaa Xalay lagu Weeraray Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Dablay Hubaysan oo aan Haybtooda la Garanayn ayaa Habeenimadii xalay waxay rasaas...
View ArticleWar Deg Deg Ah:Taliyihii Ciidanka Difaaca Puntland Ee Aaga Galgala oo Qarax...
War Deg Deg ah oo hada naga soo Gaarey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidanka Difaaca Puntland ee Aaga Galgala Col. Jaamac Siciid Warsame (Afguduud) in Qarax Miino...
View ArticleKulan Looga Hadlay Qorshaha Degmada Sadexda Sano ee Socota oo Degmada Waaciye...
Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar ayaa Gelinkii Dame ee Maanta Waxa lagu qabtay Kulan Balaaran oo ay kasoo qeybgaleen Masuuliyiin kala Socday Magaalooyinka Sheerbi,Xidda ,Alxamdulilaah,Dalweyn iyo...
View ArticleAl-Shabaab oo sheegatay weerarkii Carbiska iyo kii lagu dilay Col. Afgaduud...
Al-Shabaab ayaa sheegatay in weerar ismiidaamin oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho iyo weerarkii shalay duleedka Boosaaso lagu dilay Taliyihii Ciidamada...
View ArticleMadaxweynaha Puntland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Saraakiil Ka Tirsan...
Talaado,Garowe,18,March 2014 Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay saraakiil ajnabi oo ka socday Hay’adda UNOPS oo mashaariic...
View ArticleMadaxweynaha Ruushka oo Saxiixay Wareegtada uu ku Aqoonsanayo Madax banaanida...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa saxiixay wareegtada uu ku aqoonsanayo madax banaanida Gobolka Crimea. kadib aftidii maalin ka hor dhacday ay dadweynaha gobolkaas ku ogolaadeen inay u go’aan...
View Article