Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Wado Tareen oo isku xirta dalalka jabuuti iyo Ethopia(Sawiro).

$
0
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqday  wado tareen iyo dhismayaal badan oo caalami ah kuna yaalla dalka Djibouti , waxaana dhismayaashaas gacanta ku haya Shirkado Chines ah .

Goobaha uu Madaxweyne Gaas booqday waxaa ka mid ah wadada tareenka Djiouti taasi oo isku xirta dalalka Djibouti, Ethiopia iyo wadamo kaloo Africa ka mid ah.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland oo beryihii danbe safar shaqo ah ku jooga Djibouti waxaa magaalada Carta ee dalkaasi maanta casumaad qado sharaf ah ugu sameeyey masuuiyiinta sare ee rugta ganacsiga Djibouti.

Booqashada Madaxweyne Gaas uu ku joogo Djibouti waxaa ay qaadatay mudo maalmo ah, waxaana wafdigu ay dib ugu soo laaban doonaan caasimadda Puntland ee Garowe.

1977357_761072780570009_867402427_n

Sawiro1238180_761072653903355_2107773706_n

1391735_761072993903321_1815539348_n

1977357_761072780570009_867402427_n

1148772_761072463903374_332774676_n

1621990_761077073902913_1980129898_n

1904010_761077043902916_749112036_n_1

Xafiiska Warfaafinta,Wacyi-galinta Iyo Hiddaha Iyo Dhaqanka
Ee Madaxtooyada Puntland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles