R.W.oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyay muhiimadda heshiisyadii ay...
Muqdisho, September 11, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro uu ku tegay dalalka Jabuuti, Sucuudiga...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo qudbad ka jeediyey Shirka ka hortaga Burcad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ka jeeediyey furitaanka shirka ka hortaga Burcad Badeed oo maanta ka furmay magaaladda Dubai ee...
View ArticleDowlada Puntland oo si weyn uga dhex muuqatay Shirkii La dagaalanka Burcad...
Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka ayaa waxa maanta ka fumay shirweynaha saddexaad ee la-dagaalanka burcad badeeda, waxana soo qaban qaabisay dowladda Imaaraadka. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman...
View ArticleDhageyso: Axmed Karaash ” Aniga iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland waxaan...
Axmed Cismaam Cilmi Karaaash oo kamid ah madaxweynayaasha maamulka Khaatuma ayaa sheegay inay meel fiican u marayaan wada hadaladii u dhexeeyay iyaga iyo waftiga madaxweyne ku xigeenka dowladda...
View ArticleRaiisul Wasaare Saacid oo soo xiray shirkii looga hadlayey xagjirnimada(Sawiro).
Muqdisho, Sep, 11, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa maanta soo xiray shirkii heerka qaran ee latacaalidda mushkiladdaha...
View ArticleFadeexad weyn oo Madaxweyne xasan ka qabsatay Shirka Burcad badeeda ee Dubai...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo lagu casumay shirka Caalamiga ah ee looga hadlayay la dagaalanka Burcad Badeedka ayaa Madaxweynuhu shalay ka jeediyey khudbad ay...
View ArticleJawaari”Doorasho ayaan u Soconaa”
Afhayeenka Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo hadal u jeedinayay Xildhibaanada DF ayaa sheegay in howsha ugu weyn ee hortaala baarlamaanka ay tahay sidii dalka ay ku gaarsiin lahaayeen...
View ArticleWeerar ismiidaamin oo lagu qaaday Kolonyo uu la socday Axmed Madoobe gudaha...
War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in weerar ismiidamin ah oo loo adeegsaday baabuur lala eegtay Kolonyo uu la socday Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba, kuwaasoo goor dhow ku laabtay...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Cambareyey weerarkii lagu qaaday Hogaamiyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey weerarkii maanta lagu qaaday hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubbooyinka Mudane Shiikh Axmed Maxamed Islaam...
View ArticleGolaha Wasiirada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin go’aanada...
Muqdisho, September 12, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi...
View ArticleAbuu Mansuur Al-Amriki iyo Usama Al-Britani oo lagu dilay Gobolka Gedo.
Laba hoggaamiye oo kooxaha Islaamiyiinta ah oo ka kala yimid dalalka Mareykanka iyo Britain ayaa lagu dilay Soomaaliya sida ay sheegeen dad goobjoog ah. Dad deggan gobolka Gedo ayaa sheegaya in weerar...
View ArticleMaqaal:-Xisbi cunsuriga ah oo saamayn weyn ku yeelan doona siyaasada dalka...
Waxaa 9-kii september 2013-ka dalka Norway lagu soo afjaray doorashadii baarlamaanka qaranka. Doorashadaas waxaa ku guuleystey oo codka ugu badan helay xisbiyada dhinaca midig ee uu hogaaminaayo...
View ArticleAxmed Madoobe “Waa caafimaad qabaa, waxna ima gaarin xaaladeydana waa...
Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Kismaayo ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay wanaagsan tahay. Axmed...
View ArticleAkhriso Taariikh Nololeedkii Abuu Mansuur Al-Amriki
Abuu Mansuur Al-Amriiki oo loo Yaqaanay Cumar Xamaami ayaa Soomaaliya yimid sanadkii 2006-dii, xilligii gobolada Koofurta iyo bartamaha ay ka talinayeen Midowgii Maxkamadaha islaamiga oo Ciidamadii...
View ArticleDowlada Puntland oo si weyn u Canbaaraysay qaraxii lala eegtay Axmed Madoobe.
Dowladda Puntland Waxay Si Weyn u Cambaaraynaysaa Weerarkii Isqarxinta oo lagu Qaaday Madaxweynaha JubalandWAR SAXAAFADEED 12 September 2013 Dowladda Puntland waxay si weyn u cambaaraynaysaa...
View ArticleDowlada Puntland oo si Gaar ah loogu casumay Shirka Brussels.
Dowlada Puntland ayaa si Gaar ah waxa loogu casumay Shirka Soomaalida ee Brussels ka furmaya. Dowladda Puntland ayaa wafdi heer sare ah uga qaybgalayaan shirka ka dhacaya 16 September, magaalada...
View ArticleWafdigii Dr.Faroole oo kulamo la Leh Madax Caalami Ah.
Magaalada Dubai ee dalka Imaraadka ayaa maalinkii labaad waxa ka socda shirweynaha saddexaad ee la-dagaalanka burcad badeeda kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha dibadda ee dalkaasi. Wafdi...
View ArticleQoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne...
Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah in dalka laga saaro dagaalada sokeeye iyo...
View ArticleWasiirka Dekedaha Puntland oo ka Warbixiyey Waxyaabihii kasoo baxay Shirkii...
Magalada Dubai ee xarunta isku taga imaaraadka carabta waxaa kusoo dhamaaday maalinkii shalay shir labo maalmood socday oo looga hadlayay arrimaha burcad badeedka iyo sidii loo xoojin lahaa...
View ArticleOgaysiis deg deg: Mudaaharaad balaaran oo ka dhacaya Brussels.
Ogaysiis : ka baaqan Mudaaharaadka ka dhacaya Brussels (Bruxelles) ee dalka Belgien 16Sep2013 Ujeedada Mudaharaadka ama Banaan baxa: Waxaa ka soo qayb gelayo dhamaan Qurbo –joogta Ummada Somaliyeed ee...
View Article