Xasan Shiikh iyo wafdi uu Hogaaminayo oo Beledweyn Gaarey(Sawiro).
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, iyadoo socdaalkan uu yahay kii labaad oo Madaxweynuhu ku tago magaaladaas...
View ArticleDoorashada Dalka Norway oo Maanta ku Eg(Video).
Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 9-September waxaa ku eg doorashada dalka Norway ee cida qabaneysa talada dalka afarta sano ee soo socota. Labadii sano ee ugu dambeeyay waxaa ay soomaalida ku...
View ArticleXasan Shiikh iyo wafdi la socday oo Jowhar lagu soo Dhoweeyey(Sawiro).
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay, kadib markii ay safar...
View ArticleRa’iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagay Magaaladda Sanca...
Sanca, September 9, 2013—-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku yimid caawa dalka Yemen, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka magaaladda Sanca Mas’uuliyiin ka...
View ArticleRa’iusl Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo gaar-gaar ah la qaatay Madaxweynaha...
Sanca, Sep, 09, 2013…Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” ayaa magaaladda Sanca ee dalka Yemen kula kulmay Madaxweynaha dalka Yemen Mudane Cabdu Rabbuh Mansur iyo Ra’isul...
View ArticleHay’adda UNOPS ku dhawaaqday qandaraaska dhamaystirka Garoonka diyaaradaha ee...
Waxaa maanta hay’ada QM u qaabisaln qandarasyada “UNOPS” ku soo qortey bogeeda internet-ka ku ledahay qabdaraska lagu dhisayo garoonka diyaardaha Bosaso kaas oo ka dhigaya gagida diyaardaha caasumada...
View ArticleFanaanka Cabdulqaadir Juba oo la ilmeeyay dhibka Soomaalida ku haysta meel...
Fanaanka weyn ee Soomaaliyeed ee caanka ee Cabdulqaadir Macalin Cumar JUBA ayaa waxa uu la ilmeeyey dilalaka joogtada ah iyo guud ahaan dhibaatada baaxada weyn ah ee haysata dhalinyarada Soomaaliyeed...
View ArticleMaraykanka oo mudo asbuuc ah u qabtay dowlada Syria soo wareejinta Hubka...
Xoghayaha arrimaha dibada ee dalka Maraykanka John Kerry ayaa mar uu shir jaraa’id kula qabanayay magaalada London maanta oo Isniin ah wasiirka arrimaha dibada ee Ingiriiska William Hague, waxa uu...
View ArticleXisbi Cunsuri ah oo ku Guuleystay Doorashii dalka Norway.
Dalka Norway ayaa waxaa ka dhacay doorashadii baarlamaanka oo ay ku tartamayeen axsaab kala duwan iyado ay ugu cuslaayeen Xisbiyada Shaqaaalaha ee talada haayay 8 sano ee lasoo dhaafay iyo kan...
View ArticleIsmaaciil Cumar Geelle oo Wafdigii Faroole qaabilay(Sawiro).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Dr. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waxa uu ku qaabilay xarunta Madaxtooyadda Djibouti wafdiga Dowladda Puntland uu hogaamiyo Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman...
View ArticleUrurka Nufjo oo kulan ku qabtay Magaalada Garoowe(Sawiro).
Fadhi looga hadlayay aasaska iyo waxyaabaha sanadka ay dhisan yihiin Ururka suxufiyiinta Gabdhaha Gobalka Nugaal ”NUFJO” u qabsoomay ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Laybareeriga magalada...
View ArticleAxmed Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Xasan Dahir Aweys.
Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa ku kulmay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan....
View ArticleMadaxweynaha oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday China(Sawiro).
Muqdisho, 10 September 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiliay wafdi ka socday dalka China oo uu hoggaaminayey Safiirka...
View ArticleMadaxweynaha oo Furay Kalafadhigii 3-AAD ee Barlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ka jeediyay munaasabada furitaanka kalafadhigii 3AAD ee Golaha Shacabke ee Federaalka Soomaaliya....
View ArticleMadaxweyne ku Xigeenka Kenya oo la Maxkamadeynayo.
Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto, oo loo heysto kaalinta uu ku lahaa dambiyo dagaal oo ka dhacay Kenya sanadihii 2007 iyo 2008dii Mr. Ruto ayaa ka soo muuqday maxkamadda oo ku taala magaalada...
View ArticleShirkii Dib u Heshiisiinta Jubooyinka oo loo wareejiyay Kismaayo.
hirkii Dib u Heshiisiinta Jubooyinka ee lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa loo wareejiyay magaalada Kismaayo, iyadoo gogosha shirkaas uu fidinayo Maamulka KMG ee Jubba. Sida ay sheegayaan...
View ArticleStatement by President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed...
His Excellency the UAE Foreign Minister, Chairman of DP World, Chairman of Abu Dhabi Ports Company, Honorable Ministers, Ambassadors and Diplomats from around the World, Members of the Contact Group on...
View ArticleDaawo Waraysi Xasaasi Ah Prof.Cali Khaliif Galeyr.
Prof.Cali Khaliif Galeyr ayaa waraysi Xasaasi ah waxa uu siiyey Telefeshinka Somalichannel ,isagoona ka hadlay arimo Dhowr Ah. Halkaan Hoose ka Daawo Waraysiga Prof.Cali Khaliif Galeyr.
View ArticleObama oo ka Hadlay Arrinta Syria.
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay inuu ka codsaday Congresska inay dib u dhigaan codayntii loo qaadayay weerarka maraykanku doonayay in Syria lagu qaado. Madaxweyne Obama ayaa sidaas ku...
View Articlein ka badan 120 rikaab ah oo ku xaniman Garoonka diyaaradaha ee Magaalada...
Inka Badan Boqol iyo Labaatan(120) rikaab ah ayaa la sheegay in ay ku xaniman yihiin Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Hargaysa. dadkan rikaabka ayaa sida la sheegay waxa qaadi lahayd Diyaaraha Ethopian...
View Article