Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

in ka badan 120 rikaab ah oo ku xaniman Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa(Video).

$
0
0

Inka Badan Boqol iyo Labaatan(120) rikaab ah ayaa la sheegay in ay ku xaniman yihiin Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Hargaysa.

dadkan rikaabka ayaa sida la sheegay waxa qaadi lahayd Diyaaraha Ethopian Airline ,balse waxay dadkani sheegeen inay Lugooyo u geystaya diyaarada Ethopian Airline.

Hargeisa-Airport-400x266


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles