Dowlada Puntland oo Warshad Gaas Bosaaso ka Fureysa.
Wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta dowlada Puntland ayaa wada qorshe balaaran oo lagu hirgalinayo warshad soo saarta gaaska la shito si looga kaaftoomo jarista iyo xaalufka lagu hayo dhirta qoyan....
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid dalka...
Djbouti, September 6, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaaladda Djibouti ee caasimadda dalka...
View ArticleMadaxda G-20 oo Weli Isku Khilaafsan Arinta Syria.
Diblomaasiyiin ka qeyb galaya shirka ayaa sheegay in casho sharaf uu xalay goor dambe u sameeyay Madaxdaasi Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, oo uu ku doonayay in xal ka gaaraan kala aragti...
View ArticleTahniyad Meher.
Dadkan Hoos ku qoran oo kala jooga dalka iyo dibaddiisa waxay Tahniyad Meher oo kal iyo laab ah u dirayaan C/laahi Siciid Shabeel iyo Aasiyo Yaasiin Bilcil oo meherkeedu uu ka dhacay magaalada...
View ArticleDowladda Itoobiya oo sheegtay inay dhex dhexaadineyso dowladda Soomaaliya iyo...
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay dhex dhexaadineyso dowladda Soomaaliya iyo Puntland, kadib markii khilaaf xoog leh uu labada dhinac soo kala dhex galay, kaasoo sababay in Puntland xiriirka u...
View ArticleMadaxweynaha oo Casho Sharaf u sameeyey ka qeybgalayaashii shirka Siyaasadda...
Muqdisho 07 September 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyey ka soo qeybgalayaashii Shirka...
View ArticleDaawo Dood Xiiso Badan Leh.
Dood si cilmi ah looga doodayey Islaamka siyaasiga aha ama xarakaatka Islaamiga, ma xal bay u keeneen Soomaliya iyo Caalamka Islaamka, ayaa waxa ay ka baxday Kalsan TV.
View ArticleLabo qarax oo waa weyn ayaa ka dhacay nawaaxiga Gurigii Hooyooyinka ee...
Labo qarax oo daqiiqado ay u dhaxeeyeen ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo mid ka mid ah qaraxa uu ahaa gaari la rumeysan yahay in walxaha qarxa ay ka buuxeen. Warar kala duwan ayaa ka...
View ArticleRW Saacid oo Kulan la yeeshay Madaxweynaha dalka Djibouti(Sawiro).
Djbouti, September 7, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirddoon “Saacid” oo maanta Aqalka Madaxtooyadda ee Dalka Djibouti kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Dalka Djibouti...
View ArticleKu-Simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Tacsiyeynaysa Qaraxyadii Saaka La...
Moqdisho, 07, Sep, 2013…Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga marwo Fowziiya Yusuf Xaaji Aadan ayaa si weyn u cambaaraysay qaxayadii waxshinimada ahaa...
View ArticleWararkii Ugu Dameeyey qaraxii Muqdisho ka dhacay.
Wararkii Ugu Dameeyey ee qaraxyo maanta ka dhacay nawaaxiga Gurigii Hooyooyinka oo ku taal Maqaayada The Village ayaa waxay sheegayaan in Khasaare fara badan uu ka dhashay qaraxa oo mid ka mid ah uu...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Axmed Madoobe oo Muqdisho Gaarey.
Wafdi uu hogaaminayo Hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhowayd ka degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaasoo si diiran ay ugu soo...
View ArticleXasan Shiikh oo ka baaqday Safar uu saaka ku tegi lahaa Magaalada Jowhar.
Safar Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu saakay ku tagi lahaa magaalada Jowhar ayaa baaqday, iyadoo Ciidamo gaar ahaa oo xalay gaaray Jowhar ay dib ugu soo laabteen magaalada Muqdisho....
View ArticleProf Geedi”Xasan Shiikh waxaan leeyahay xilka ka qaad dhamaan laamaha amniga”
Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd ee soomaliya oo lahadlayay qaar kamid ah warbaahinta soomalida ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay nabad galyo xumada kajirta Soomaliya gaar ahaan...
View ArticleKulan casho sharaf ah oo xalay Madaxtooyada loogu sameeyay Wafdiga Maamulka...
Kulan casho sharaf ah ayaa xalay xarunta Madaxtooyada loogu sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubba Axmed Madoobe, iyadoo kulanka laga jeediyay khudbado kala duwan. Wasiirka...
View ArticleR.W.Soomaaliya oo casho sharaf iyo kulan la qaatay Madaxweyne Faroole(Sawiro).
Djbouti, September 8, 2013—-Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay ay jireen hoos u dhac ku yimid xiriirka u dhexeeya Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa xalay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya...
View ArticleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb-galay furitaanka 2 Dakadood oo cusub...
Djbouti, September 8, 2013—-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo Marti-sharafta 1-aad ka ahaa munaasabad balaaran oo lagu furayay Dakaddii 6-aad iyo 7-aad ee Dalka...
View ArticleDowlada Puntland oo sheegtay inaysan aqoonsanayn qodobadii kasoo baxay...
Dowladda Puntland ayaa sheegtay inaysan aqoonsaneyn qodobadii ka soo baxay shirkii dhowaan Muqdisho lagu soo gabogabeeyay kaasi oo Xukuumadda DF ugu magac dartay shirka aayaha Somalia oo ay markii hore...
View ArticleMashruuc loogu Magac daray Aada Dugsiyada oo Garoowe lagu qabtay(Sawiro).
Hoolka Barlamanka Puntland ee magaalada Garowe ayaa maanta waxa lagu daahfuray Mashruuca (Aada Dugsiyada) oo loogu talogalay inay ka faa’iidaystaan ubadka Soomaaliyeed ee aan fursad waxbarasho horay...
View ArticleChanging Times Bring Somali Diaspora Back.
With prospects improving in the country, some of the Somali diaspora are coming home. “A cappuccino here is more expensive than any other coffee in the world,” said Mohamed Ali as he addressed the...
View Article