Shirkii Soomaalida ee Brussels oo si Toos ah u Furmay(Sawiro).
Waxaa saakay si rasmi ah uga furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium Shirka New Deal iyadoo ay kasoo qeybgaleen wufuud Soomali ah iyo wufuud caalami ah. Shirka New Deal waxaa si wadajir ah uga...
View ArticleAfhayeenka Ahlusuna Wal-jameeca Sheekh C/qaadir Soomow oo sheegay in damiin...
Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca Sheekh C/qaadir Soomow ayaa sheegay in xoriyadiisa uu dib u helay, kadib markii shalay lagu xiray xarunta hogaanka dambi baarista ee CID-da. Sheekh...
View ArticleBeesha Caalamka oo shirkii Brussels ka muujiyay sida weyn ee ay Soomaaliya...
Beesha Caalamka oo shirkii Brussels ka muujiyay sida weyn ee ay Soomaaliya ugu garab tagan yihiin Shirk weynihii qorshaha New Deal ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Brussels magaalada madaxda dalka...
View ArticleMidowga Yurub oo Soomaaliya u Balan qaaday Lacag Dhan 865$ oo Million.
Midowga Yurub ayaa u balan qaaday Somalia aduun dhaqaale oo gaaraya $865 Million oo qayb ka ah tagaeerada caalamka siineyso Somalia sidii ay uga soo kaban lahayd burbur iyofowdo in ka badan 20 sanno....
View ArticleDibaxbax Balaaran oo ka socda Wejiga Hore ee xarunta Shirka Brussels(Sawiro).
Dibadbax ey dhigayaan tiro dad Soomaali ah oo ka soo horjeeda siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka socda wejiga hore ee xarunta uu ka socda...
View ArticleBrussels:-Tarsan oo ka dhexqeyliyey Goob uu Wasiirka Caafimaadka Puntland...
Waxaa ka soo qaybgalay shirka masuuliyiin ka socday EU, Norway, South Sudan iyo Serileone, Puntland oo ay ka socdeen Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Cabdullaahi iyo Pro.Cabdirisaaq Cismaan Xasan (...
View ArticleDr.Faroole oo Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirkii New Deal.
Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Farole oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa daqiiqado ka hor kasoo jeediyay shirka New Deal ee Brussels ayaa Dowladaha caalamka iyo beesha...
View ArticleEU pledges 865 million $ to Somalia.
The European Union is pledging 650 million euros to Somalia for 2013-16, said European Commission President Jose Manuel Barroso.”Somalia has made important progress this year,” Barroso said after...
View ArticleXasan Daahir Aweys oo maxkamad lasoo taagi Doono.
Xog-hayaha ururkii burburay ee Xisbul Islaam, Maxamed Macallin ayaa maanta sheegay in dhowaan maxkamad la soo taagi doono hor-jooge Xasan Daahir Aweys oo u xiran dowladda federaalka Soomaaliya. Maxamed...
View ArticleWararkii Ugu Dameeyey ee Shirkii ka socday Magaalada Brussels.
Waxaa goor dhawayd magaalada Brussels xarunta Midowga Yurub kusoo dhamaaday shirka Hiigsiga cusub ee Somalia kaasoo Dalka Somalia loogu deeqay lacag gaaraysa hal-biylan iyo siddeed boqol oo lacagta...
View ArticleDaawo Khudbadii Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Shirkii New...
Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Farole oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa daqiiqado ka hor kasoo jeediyay shirka New Deal ee Brussels ayaa Dowladaha caalamka iyo beesha...
View ArticleDad ku dhintay rasaas ka dhacday xarunta Ciidamada badda Mareykanka ee...
Ugu yaraan laba iyo toban ruux ayaa ku geeriyooday toogasho ka dhacday Xarunta Ciidamada Badda Mareykanka ee magaalada Washington. Kooxo Hubeysan ayaa la sheegay inay toogasho ka geysteen dhismaha...
View ArticleR.Wasaare Saacid: “Natiijada Shirkii Brussels waa talaabo horay loogu qaaday...
R.Wasaare Saacid: “Natiijada Shirkii Brussels waa talaabo horay loogu qaaday dib-u-dhiska dalka Soomaaliya” Muqdisho, Sept, 17, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane...
View ArticleMid ka mid ah odayaashii Xasan Dahir ka keenay Cadaado oo maanta Muqdisho...
Mid ka mid ah odayaashii dhaqanka beelaha H/gidir ee kol hore degmada Cadaado ka keenay Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa maanta lagu dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararka...
View ArticleProf.Jawaari oo Safar Deg Deg Ah Baydhabo ku Tegay.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, iyadoo booqashadiisa ay ku soo aaday,...
View ArticleMadaxda Puntland iyo Jubbaland oo xalay la kulmay Jaaliyadaha Qurbaha ee...
Madaxweynaha Puntland iyo Madaxda Jubbaland iyo Wafdiyo ay kala hogaaminayeen ayaa habeenkii Xalay ahaa kulan kula qaatay Magaalada Bruxelles ee dalka Biljum Jaaliyadaha Qurbaha ee ku nool dalalka...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka oo maanta Baydhabo kula kulmaya qeybaha bulshada iyo...
Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo ilaa 50-meeyo Xildhibaan ka soo jeeda Beelaha Digil iyo...
View ArticleBanaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhici doona...
Waxaa Magaalada Columbus ee dalka Maraykanka ayaa Waxaa ka dhici doona banaan bax Balaaran oo looga soo horjeedo Madex weyhanaha Soomaaliya Hassan Sheikh. Banaanbaxan ayaa dhici doona Maalmaha Axada...
View ArticleWarbaahinta Raadreeb.com oo Heshay Xog ku saabsan is Hortaagii lagu Sameeyey...
Warbaahinta Raadreeb.com Xafiiskeeda Dalka Holland ayaa Helay Xog ku saabsan is hortaag lagu sameeyey Daawashada ama Baahinta Khudbadii Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed...
View ArticleProf.Jawaari oo la Kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada rayidka ah...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin gobolka Baay ayaa magaalada Baydhabo...
View Article