Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Gacanta Iskula Tagay(Video).

Kullan ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa ka dhashay dagaal Feer iyo Laad ah oo Xildhibaanada iskula tageen, kadib markii uu buuq ka dhashay Mooshin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Madaxdii Dowlada Puntland iyo Federaalka ee qeybgashay Shirkii...

Halkaan Hoose ka daawo Sawiro Dheeraad ah oo Ku Saabsan Madaxdii ka socotey Puntland iyo Dowlada Federaalka ee  ka qeybgashay Shirkii New Deal ee lagu qabtay Magaalada Brussels ee dalka Beljamka.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Nigeria oo gacanta iskula tagay.

Baarlamaanka dalka Nigeria ayaa maanta gacanta iskula tagay, kadib markii uu buuq ka dhashay fadhigii baarlamaanka ay maanta ku yeesheen magaalada Abuja. Gacan ka hadalka ayaa ka dambeeyay markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muran xooggan oo dhex maray haweeney wariye ah iyo wadaad Caan Ah(Video).

Dagaal iyo Muran xoogan ayaa waxa uu kadhex qarxay haweenay wariya ah kana howlgasha Talafishin kuyaala Dalka Masar iyo waliba wadaad Caan ah . Haweeneyda lagu magacaabo Raxiim Saciid oo ka howlgasho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Sacuudiga oo 300.000$ Soomaaliya ugu Deeqday.

Dowladda Sacuudiga ayaa maanta sheegtay in 300,000 oo doolar ay ugu deeqey Soomaaliya si loo xoojiyo dagaalka lagula jiro burcad badeedda. Xog-hayaha wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga Turki Bin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista labo safiir, soona dhoweeyey...

Muqdisho, September 19, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo oo Denmark Gaarey.

Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa gaaray ka dagay garoonka Diyaaradaha Copenhagen ee Kastrup Airport. Jaaliyada Soomaaliyeed ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mahdi Ibraahim Geedi oo ka warbixiyey qaabkii Dowlada Holland ugu celisey...

Mahdi Ibraahim Geedi oo ah Muwaadin Soomaaliyeed kuna Noolaa dalka Holland mudo dhan 4 ayaa si Khasab ah waxa loogu celiyey Magaalada Muqdisho. Mahdi Ibraahim Geedi  oo Waraysi  siiyey Warbaahinta K-24...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

President Hassan Sheikh Mohamud sends condolences to Kenyan people.

The president of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud today sent his condolences to the families of the victims of an attack against a shopping centre in Nairobi. “We in Somalia...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaabir Gacayte”Waxaan Ahay Musharax Madaxweyne Puntland”

Bismillaah! Waxaan ku bilaabayaa Eebe wayne magaciis naxariis iyo nabadalyo nabi Maxammad korkiisa ha ahaato intaa kagadaal. Musharxa madaxwaynaha Dowlada Puntland. Filosof Jaabir Xuseen Gacayte....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Uhuru Kenyatta”Xubno ka Mid ah Qoyskeyga ayaan ku Waayey Weerarkii...

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ilaa 39-qof ay ku dhinteen weerarka lagu qaaday Xarunta Ganacsiga ee Westgate, isagoo cadeeyay in xubno ka tirsan qoyskiisa uu ku waayay weerarka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo qadka telefoonka uga tacsiyadeeyey Madaxweynaha Kenya...

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha oo qadka telefoonka uga tacsiyadeeyey Madaxweynaha Kenya Mr. Uhuru Muqdisho, September 22, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Geneva,...

Muqdisho, September 22, 2013——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Faroole”Dowlada Soomaaliya Waxay Baal Martay Wixii lagu Heshiiyey”

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole oo Waraysi siiyay laanta Afka- soomaaliga ee BBC-da ayaa eed dusha uga tuurey Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Shaqaalihiisa oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Ucid oo ku Baaqay in xilka laga qaado Madaxweyne Siilaanyo(Video).

Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Ucid oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxay shirkooda jaraaid ku sheegay in Madaxweynaha Soomaaliland uu hor yimaado Golaha Wakiilada hadii uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tirada Khasaarihii Suuqii Westgate-Nairobi oo Gaartey 59-Dhimasho iyo...

Ilaa 59-ruux ayaa ku dhintay 175 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar shalay oo sabti aheyd lagu qaaday Xarunta Ganacsiga ee Westgate ee ku taal magaalada Nairobi sida uu xaqiijiyay wasiir ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

LSYF Report into Remittance Bank Account Closures by Barclays PLC.

LSYF Report into Remittance Bank Account Closures by Barclays PLC. Read Links. LSYF Report to Government 09-09-10 – Somali MSBs and Barclays Account Closures.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho lagu...

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow lagu dilay Xaafada Buulo Xuubey ee degmada Wada jir, iyadoo dilkiisa ay geysteen Kooxo hubeysan oo saarnaa gaari. Xildhibaanka ayaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeyey dilka Xildhibaan Xuseen C/Salaam.

Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii caawa magaaladda Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Xuseen C/Salaan oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada...

Geneva, September 23, 2013—-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdigii uu hogaaminayay oo xalay soo gaaray magaaladda Geneve ee dalka Switzerland ayaa ka...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live