Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka tacsiyeeyey dilkii Xildhibaan Xuseen...

Muqdisho, 23, Sept, 2013….Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Kheyraadka Dalka mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii loo gaystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Cali Khaliif Galeyr oo ka mid Noqday dadkii ka bad baaday weerarkii...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa ka mid ahaa dadkii ka bad baaday weerarkee Sabtidii lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Westgate ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Howl galkii Westgate oo aan wali dhamaan, rasaas iyo qaraxyo wali la...

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya dhismaha Westgate Mall ayaa sheegaya in howl galka halkaas ka socda aanu wali dhamaan, iyadoo rasaas teel teel iyo qaraxyo laga maqlayo gudaha dhismaha,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Badda Puntland oo gacanta kusoo dhigey Koox dadka Tahriibiya(Sawiro).

Ciidamada Badda Dowladda Puntland ‘’PMPF’’ ayaa Maanta gacanta kusoo dhigay 14 qof oo isugu jira Somali iyo Ethiopian kuwaasi oo lagu eedeyeey in ay dadka ka tahriibin jireen Xeebaha Gobalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prime Minister sends condolences to people and government of Kenya.

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today sent his personal condolences to the people and government of Kenya. “Our hearts and prayers are with the innocent victims and their families. We...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada oo Shir aan caadi ahayn isugu yimid Caawa, Cambaareeyeyna...

Muqdisho, 23, Sept, 2013…Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, iyadoo uu shir guddoominayay  Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

howl galka Westgate oo Maalintii afaraad galay.

Xaalad cakiran ayaa wali ka jirta dhismaha Westgate Mall, halkaasoo maalintii afaraad howl gal uu ka socdo, markii Sabtidii ay gudaha u galeen Islaamiyiin mayal adag oo weeraro dhimasho badan dhaliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhacay...

Banaanbax Looga soo Horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka dhacay Colombus Ohio.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii Dr.Faroole oo Yemen lagu soo Dhoweeyey(Sawiro).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa manta  gaaray magaalada Sanca ee xarunta Yemen halkaas oo ay kulamo kula soo qaadan doonaan madaxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Uhuru Kenyatta oo sheegay in la soo afjaray howl galkii Westgate.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo goor dhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in la soo afjaray howl galkii afarta maalmood ka socday Xarunta ganacsiga ee Westgate, halkaasoo dabley hubeysan ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Obama oo Khudbad ka jeediyey shirkii Guud ee Qaramada Midoobey.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa khudbad u jeediyey madaxda caalamka ee ka qeybgaleysa shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.  Waxaa uu sheegey in dunida ay haatan xasilooni badan ka jirto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaahwareer Siyaasadeed oo ka taagan Maamulka Somaliland.

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyey Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo horay Wasaaradda Madaxtooyadu ugu soo gudbisay kaas oo canshuuro dheeri ah ku soo rogaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Yurub oo Baahiyey Khudbadii Madaxweyne Faroole ee shirkii New...

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka PunTLand Dr c/raxman sheikh Maxamed Maxamud farole ayaa khudbad Taariikhi ah ka Jeediyey Shirkii New Deal ee Midowga yurub u qabteen somalia. Madaxweynuhu wuxuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda Ahmed Harti Ee Cuman oo Casho Sharaf u Samaysay Beeldaaje Maxamed...

Jaalliyadda Ahmed Harti ayaa Xalay casho sharaf usameysay Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaajji Abdulaahi, Xafladaan oo ahayd Xaflad si wayn loo soo agaasimay kana soo Qayb galeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda Soomaaliya oo Guddi sare u Magacawday Qaban-qaabada Shirka...

Xukuumadda Soomaaliya oo Guddi sare u Magacawday Qaban-qaabada Shirka Dib-u-Heshiisiinta Jubba Muqdisho, September 25, 2013—-Iyadoo laga amba-qaadayo Heshiiskii 27-kii August 2013 ku dhex maray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay oo soo dhoweeyay siyaasadda...

Geneve, September, 25, 2013—-Kal-fadhigii 24-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay oo maanta ka dhacay magaalada Geneve – Switzerland ee sida gaarka ah diiradda loogu saaray Xuquuqda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo sheegtay in Kenya isticmaashay Sun Kiimiko Ah.

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inuu soo gaba gaboobay howl galkii afar maalmood ka socday Suuqa Ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi, halkaasoo Sabtidii ay xoog ku galeen xoogag hubeysan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

List of Westgate mall victims.

The list of victims of the Saturday terrorist attack in a Nairobi mall confirmed Kenya’s credentials as a cosmopolitan African city with inhabitants from all parts of the world. Here is a list of some...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis Muhiim Ah: Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Holland – Amsterdam oo u...

Waxaan Maanta  caawinaad u fidinaynaa walaaleheen dhibaatada ka soo gaartey dufaanadii  iyo roobabkii xooga lahaa ee  ka da’ay somaaliya waliba gobolo ka mid ah puntland. marka beri waxaan sameeyneynaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka baaqday shirkii Kuwait sababo la xiriira...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday shir madaxeedka Carabta iyo Afrika ee ka furmaya dalka Kuwait, iyadoo uu shirkaas ka qeyb galayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live