Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ogeysiis Muhiim Ah: Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Holland – Amsterdam oo u Samaynaya Gurmad dadkii ku waxyeeloobay Puntland.

$
0
0

Gaas-120Waxaan Maanta  caawinaad u fidinaynaa walaaleheen dhibaatada ka soo gaartey dufaanadii  iyo roobabkii xooga lahaa ee  ka da’ay somaaliya waliba gobolo ka mid ah puntland. marka beri waxaan sameeyneynaa inaan  dadkii dhibaatada soo gaartey wixii awoodeena ah aan  u aruurino iyo inaan ka  tashano   sidii noogu hirgali laheed.

Marka waxaan idinka codsaneeynaa inaad nagala qeyb qaadataan  macaawinaada dadkeena .

Goobta Kulanka uu ka dhacayo:  de Mansveldschool te Amsterdam (Karel Doormanstraat 125 HS, 1055 VE

Amsterdam).

Wixii Warbixin ah  kala xiriir

Muse Hirsi , Tel; 0617461035

E.mail: irsisan@hotmail,com

Shugri Sh. Xasan Said (Tel0628313518,

E-mail: sh.said@planet.nl)

Gacmo Wadajir bay wax ku gooyaan , si wanaagsan uga soo qayb gala kulanka, inkasta oo aan si wanaagsan dadka u gaarsiinay , haddana waa muhiim in ay dad badan na gala soo qayb galaan Inshaa´alah.

Salaama calekum,

Ururada soomaaliyeed ee  Amsterdam.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles