Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Xisbiga Ucid oo ku Baaqay in xilka laga qaado Madaxweyne Siilaanyo(Video).

$
0
0
mqdefaultSiyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Ucid oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxay shirkooda jaraaid ku sheegay in Madaxweynaha Soomaaliland uu hor yimaado Golaha Wakiilada hadii uu diidana in Xilka laga qaado.

Siyaasiyiinta Xisbiga Ucid waxay ku baaqeen in xilka laga qaado Madaxweyne Siilaanyo hadii uu Hor imaan waayo Golaha Wakiilada ee Somaliland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles