Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo soo gaabiyey booqasho uu ku joogay Djibouti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu soo laabtay dalka, si uu uga qeyb qaato,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo Puntland u Digtay(Video).

Saraakiisha Ciidamada Difaaca ee Somaliland ayaa digniin adag udirey Maamulka Puntland gaar ahaan Maamulka Gobolka Nugaal oo Dhul Ballaarsi ka bilaabay Deegaanada Degmada Boocame ee galbeedlka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buugga Sharciga Ganaaxa Gaadiidka iyo Sharciga Wadamarista Puntland oo lagu...

Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland iy Laanta Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikadda ayaa maanta magaaladda Bosaso kaga dhawaaqay inay dhammaan degaamadda Puntland 1-da Bisha Maarso si ramsi uu uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga iyo Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida oo Baarlamaanka...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida ayaa lagu wadaa inay maanta hor-tagaan Baarlamaanka, si su’aalo looga weydiiyo arrimaha amniga dalka oo beryihii u dambeeyay faraha ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Mareykanka oo dhaawacay 17 jir Soomaali qaxooti ku ah dalkaas.

Dadka ku nool magaalada Salt Lake, ee dalka Mareykanka ayaa dhigay dibad-baxyo ay ku muujinayaan sida ay uga soo hor joodaan tooshada ciidanka Booliska ay ku dhaawaceen Cabdi Maxamed oo 17 sano jir ah,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

11-Gobol oo ka Mid Ah Gobolada dalka Maraykanka oo Doorasho ka dhacayso.

Tartanka madaxtinimada Mareykanka ayaa waxa uu maanta galayaa maalinta ugu muhiimsan, ayada oo Musharaxiinta ay ku loolami doonaan 11-Gobol. Kuwa tartanka looga horeeyo ayaa rajeynaya inay doorashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku Leh Kulan Albaabadu u...

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xilligan kulan gaar ah oo albaabada u xiran ku leh Xarunta Golaha Shacabka, kadib markii ay hor-imaan waayeen Taliyeyaasha Nabadsugida iyo Booliska, si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAQAAL:-PUNTLAND OO SIYAASADII LOOGA ADKAADAY.

Puntland waa deegaan aad u balaaran leh laba badood oo barwaaqo ah.marka laga reebo somaliland waxay ahayd halka kaliya ee laga yaqleelay maamul dawladeed kadib markay isugu yimaadeen wax garadkii iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay go’aankii Golaha Wasiirada ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la xiriiray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cumar iyo Saraakiisha Amniga oo Baarlamaanka Hortagaya Maanta.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo maalinimadii shalay kulan gaar ah ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ayaa ku go’aamiyay in Ra’iisul Wasaaraha iyo Saraakiisha Amniga ay hor-yimaadaan maanta oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Badda Puntland oo Qabtay Doonyo ku jiray Kalluumeysi Sharci-darro...

Ciidamada Badda Puntland oo haw-gallo ka sameeyay inta u dhexeysa magaalooyinka Boosaaso iyo Qandal ayaa soo qab-qabtay Shan doomood iyo shaqaalihii saaran oo si sharci-darro ah kalluumeysi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Al-Baabadu u Laaban yihiin oo Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ka Socda.

Shirkii Baarlamaanka Soomaaliya oo ay goob joog ka ahaayeen Ra’iisul Wasaaraha, qaar ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa saacado badan, iyadoo aan loo kala kicin, doodaha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar Ka Mid Ah Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Mowshin ka Gudbiyey...

Kulankii Baarlamaanka ee su’aalaha lagu weydiinayay Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida ayaa caawa maqribkii soo gaba gaboobay saacado badan kadib oo dood kulul dhex mareysay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiisad ka Dhalatay Dhaawaca Wiil Soomali Ah oo dalka Maraykanka ka...

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa xiisad ay ka dhex oogneyd dad ka ashtakoonayay dhaawac halis ah oo ay booliska magaalada Salt Lake ee gobolka UTAH ay u geysteen wiil 17 jir ah oo Soomaali ah...

View Article

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku xukuntay Xasan Xanafi.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo loo heystay inuu maleegay dilal loo geystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuuriyada Waqooyi oo Cuna-qabateyn Cusub la Saaray.

Golaha ammaanka ee Q.M., ayaa meel mariyay Arbacadii shalay cuna qabateyn adag oo cusub taas oo la saarayo Kuuriyada Waqooyi, kadib tijaabinteedii gantaaallada riddada dheer iyo Nukliyer. Danjiraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher:-Mudane.C/risaaq Cali Cabdalla iyo Murwo.Maryama Faarax Cismaan.

Dhamaan Dadkan Magacyadoodu hoos ku Qoran yihiin oo Kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Hambalyo Meher udirayaan lamaanaha isdoortay ee kala Ah Mudanne Cabdirisaaq Cali Cabdalla iyo Marwadiisa Maryama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maalintii Labaad Su”aalo Weydiinaya...

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maalintii labaad ku leh Xarunta Golaha shacabka kulan su’aalo lagu weydiinayo Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida, iyadoo kulanka uu albaabada u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qodobbo Muhiim ah oo kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbax looga Soo Horjeeda Madaxweyne C/weli Gaas oo Minneapolis ka dhici...

Banaanbax Ballaaran oo looga Soo Horjeedo Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas  ayaa Taariikhdu marka ay ku Beegan Tahay 11-03-2016 ka dhici doona Magaalada Minneapolis ee dalka...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live