Banaanbax Ballaaran oo looga Soo Horjeedo Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Taariikhdu marka ay ku Beegan Tahay 11-03-2016 ka dhici doona Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka.
Mudaaharaadka ayaa ka dhici doona Minneapolis Saacada uu dhici doono Waa 6:00PM to 1:00AM Friday.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isagu xiligan ku sugan Magaalada Newyork ee dalka Maraykanka,isagoona halkaasi u tegay in uu Cusboonaynsiisto Baasaboorkiisa dalka Maraykanka.
Halkan Hoose ka Daawo Wixii Macluumaad intaas Dheer.