Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Booliska Mareykanka oo dhaawacay 17 jir Soomaali qaxooti ku ah dalkaas.

$
0
0

wiil-300x167Dadka ku nool magaalada Salt Lake, ee dalka Mareykanka ayaa dhigay dibad-baxyo ay ku muujinayaan sida ay uga soo hor joodaan tooshada ciidanka Booliska ay ku dhaawaceen Cabdi Maxamed oo 17 sano jir ah, kaas oo uu soo gaaray dhaawac halis ah.

Wakaaladda wararka ee AP, ayaa sheegtay in saraakiisha booliska ay labo jeer toogteen Cabdi, kaddib markii bartamaha magaalada Salt Lake, ay Cabdi iyo qof la socday ay weerareen qof kale, habeenkii Sabtida.

Qoyskiisa ayaa warbaahinta macalliga ah u sheegay in Cabdi Maxamed uu hadda ka soo baxay xaalad miir-dabool ahayd.

Habeenkii isniinta, dibad baxayaal isu soo baxay ayaa booliska ka dalbanayay in ay sheegaan sababta ay awooddooda ugu adeegsanayaan ilmo yar.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles