Lacagta Pound-ka ee Britishka oo Hoos u dhac ku Yimid.
Lacagta Pound-ka ee Britishka ayaa markii ugu horaysay aad hoos ugu dhacday ku dhawaad toddobo sano meeshii ay joogtay markii loo badalayo Dollarka, iyadoo ay jirto hubaal la’aan in Britain ay ka...
View ArticleAkhriso Waxqabadka Dawladda Soomaaliya ee isbuucii la soo dhaafay 27 February...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo arday Soomaaliyeed kula kulmey magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa ee waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga. Waxaa uu...
View ArticleMadaxweyne Camey oo Bosaaso Kula Shiray Ganacsatada Gobolka Bari(Sawiro).
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ahna kusimaha MadaxwEynaha isla markaana ah guddoomiyaha guddiga abaaraha ee Dawladda Puntland oo uu wehelinayo...
View ArticleR/Wasaare Cumar oo Cambaareeyey Qaraxii Xalay ka dhacay Taaladda SYL.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL. Wuxuuna tacsi u diray ehelada iyo...
View ArticleMadaxweyne Xasan”Ciidamada Amnigu Marnaba Kama Daali Doonaan Ugaarsiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya aaney marnaba hakin doonin dagaalka ay kula jirto kooxda caadeysatey...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo kulamo la qaatay Madax sare oo ka tirsan...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo oo dhowaan gaadhey magaalada Washington DC ee Xarunta Waddanka maraykanka ayaa waxaa soo dhoweyntooda kaqayb...
View ArticleDjibuuti:-Geelle iyo Xasan Shiikh oo Kulan Yeeshay(Sawiro).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah magaalada Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle....
View ArticleIndia:-Nin Dilay 14-Qof oo Isku Qoys Ah.
Nin u dhashay India ayaa toori ku dilay 14 qof oo ay isku qoys yihiin xilli ay jiifeen. 7 ka mid ah dadkaasi ayaa ahaa carruur. Dembi baarayaasha ayaa rumeysan in dil wadareedka uu ka dhashay muran ku...
View ArticleHay”adda Nabadsuga Soomaaliya oo Masuuliyada Nabadgelyada Muqdisho iska...
Hay”adda Nabadsuga Soomaaliya ayaa Masuuliyada Nabadgelyada Muqdisho iska Wareejisay. Taliyaha Nabad-sugidda Soomaaliya, Jen, C/raxmaan Tuur-yare ayaa shaaciyay in wixii Maanta ka dambeeya ay Ammaanka...
View ArticleQaraxyo Xoogan oo ka dhacay Baydhabo.
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in qaraxyo xoogan goor dhow ay ka dhaceen bartamaha magaalada. Qaraxa hore ayaa ahaa uwo ismiidaamin ah oo loo...
View ArticleCiidamada Amisom ee Soomaaliya ku Sugan oo La Tayaynayo.
Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidamadu ka joogaan Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Dalka Jabuuti, ayaa ka soo saaray War-murtiyeed ku saabsan baahida loo qabo Xoojinta, Tayeynta iyo guul ka gaarista...
View ArticleGuddoomiye Jawaari “Mas’uuliyadda Ammaanka Waa Waajib Saaran Muwaadin Kasta,...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax yeeloobeen qaraxyada ay argigixisadu ka...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalo uu ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu safar ku tagay dalalka Turkiga iyo Greece,...
View ArticleGuddiga Fulinta NUSOJ oo Taageeray Guddiga Madaxa Banaan ee Xalinta...
Guddiga Fulinta NUSOJ oo Taageeray Guddiga Madaxa Banaan ee Xalinta Khilaafaadka Muqdisho, 28 Febraayo, 2016 Shir degdeg ah oo ay guddiga fulinta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ku...
View ArticleC/weli Gaas”Xiligii Dowladii Maxamed S.Barre Labo Degmo Keliya Ayaa...
Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Idaacada VOA-da ee dalka Maraykanka. Gaas ayaa ka hadlay Qodobo ay ka mid ahaayeen Arimaha...
View ArticleMadaxweyne Camey oo Xariga ka Jaray Wado Laami Ah oo Magaalada Bosaaso laga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Feb-29-2016 waxaa uu xadhigga ka jaray waddo laami ah oo laga hirgeliyey...
View ArticleDhimashada Weeraradii Baydhaba oo Gaartay 30 -Qof.
Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan 30 qof ay ku geeriyoodeen weeraradii mataanaha ahaa ee Al-Shabaab ay ka fulisay magaalada Baydhaba. Booliiska iyo...
View ArticleIsbaheysiga Rouhani Oo Guul ka Gaaray Doorashadii Tehran ee Caasimada Iiraan.
Madaxweyne Hassan Rouhani iyo isbaheysigiisa ayaa ku guuleystay 15 ka mid ah 16 kursi ee magaalada Tehran, doorashadii muhiimka ahayd ee golaha 88-ka xubnood ka kooban ee khuburada. Natiijooyinkan lagu...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo Baasaboorkii dalka Maraykanka uu ka dhacay.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Waxa ka dhacay Baasaboorkiisii dalka Maraykanka ee uu Mudada ku noolaa. Ujeedka Safarka Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed...
View Article