Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta.
Warsaxaafadeed February 22 2016 Istanbul, Turkey Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday...
View ArticleGaas oo u dhoofay Dalka Maraykanka.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Daqiiqado ka hor ka amba-baxay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Addis Ababa, isagoo kusii jeeda Waddanka Maraykanka. Ujeedka Safarka...
View ArticleAxmed Madoobe” Hadii Beesha Sade Ay Tiraahdo Kursiga Nooga Dag Waa Hal Aan...
Magaalada Kismaayo waxaa ka socda shirka wada-tashi ah oo ay ka qayb-galayaan odayaasha iyo wax-garadka beesha Sade oo ka mid ah beelaha degga Jubbaland,waxaana qayb ka ah shirka dib u heshiisiin...
View ArticleCommunity pushes back on U.S. government anti-radicalization Program.
Months after U.S. Attorney Andrew Luger launched a $1 million dollar program to counter the recruitment and radicalization of young Muslims in Minnesota, tension and division still exists within the...
View ArticleMaqaal:- Fariin ku socota Beeraleyda Soomaaliya (Qalinkii Ciiro Ahmed Hassan...
Maqaalkan waxuu ku socda Beerlayda Somaliyeed meelay jooganba gaar ahaan kuwa daljoogta ah wana talo ku saabsan kordhinta wax soosaarka beeraha. Hadaba si aad xog ogaal ugu noqotaan kobcinta beeraha...
View ArticleMaqaal: Gumaysi iyo Gumaysi kal kaal.
Halgan dheer iyo dadaal ay umad walba u gasho sidii ay isaga qaadi lahayd heeryada gumaysiga wuxuu kusoo gaba gaboobaa guul xoriyadeed, iyadoo baal dahab ah ay ka galaan muwaadiniintii usoo dagaalamay...
View ArticleMuuqaalka Sanadka:-Faarax C/qaadir iyo Gen.Gabre.
Halkan Hoose ka Daawo Muuqaal Gaaban oo laga duubay Xildhibaan Faarax C/qaadir iyo Gen.Gabraha Itoobiya oo si Hoose u sheekeysanaya,iyagoona ka sheekeysanaya Sida uu u Socdo Shirkii Soomaalida ee...
View ArticleGolaha Wasiirada Puntland oo La Isku Shaandheynayo.
Warar Hoose oo Warbaahinta Raadreeb.com Xafiiskeeda Magaalada Bosaaso soo Gaaray ayaa sheegaya in Madaxda Sare ee Puntland ay qorshaynayaan inay Isku Shaandheyn ku Sameeyaan Qaar ka Mid Ah Golaha...
View ArticleMadaxweynaha soomaaliya oo booqday Jaamacad ay wax ka bartaan ardayda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku sugan dalka Turkiga ayaa khudbadd ka jeediyay Jaamacad ku taala gobolka Bursa ee dalkaasi Turkiga halkaas oo arday dhigata ay ka mid yihiin Soomaalida...
View ArticleWAR MURTIYEED Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Heerka Wasiir Istanbul 23-24...
WAR MURTIYEED Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Heerka Wasiir Istanbul 23-24 Febraayo 2016 1-Wakiillo ka kala socda 46 dal iyo 11 hay’adood oo caalami ah ayaa iskugu yimid magaalada Istanbul 23ki iyi...
View ArticleCOMMUNIQUE- Ministerial High‐Level Partnership Forum Istanbul 23‐24 February...
COMMUNIQUE Ministerial High‐Level Partnership Forum Istanbul 23‐24 February 2016 1. Representatives from 46 countries and 11 international organisations gathered in Istanbul on 23 and 24 February 2016...
View ArticleBosaaso:-Ilaalada Madaxweyne Camey oo laga Hor Istaagay Gelitaanka Xerada...
Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Camey, ayaa Maanta Bahdil kala kulmay Xerada Ciidamada Badda ee Saracen. Bahdilkan ayaa yimid kadib markii Madaxweyne ku Xigeenka loo diiday inuu Istaafkiisa...
View ArticleGuddoomiye Jawaari Oo Faah Faahiyey Natiijada Shirka Madaxda Baarlamaanka...
Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa lagu soo gebagebeeyey gelinka dambe ee maanta shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta ayadoo shirkaasi gebagebadiisiina laga soo saaray...
View ArticleAfar Ruux oo lagu dilay Gobolka Kansas ee dalka Maraykanka.
Nin hubeysan ayaa afar ruux ku dilay magaalo ku taal Gobolka Kansas, kadib markii uu rasaas ooda uga qaaday dad ku sugnaa goob Warshad ah. Booliska ayaa sheegay in ninkan uu aad u hubeysnaa, isla...
View ArticleMadaxweynaha FIFA oo maanta la Dooranayo.
Loolanka loogu jiro qofkii noqon lahaa madaxweynaha xiga ee FIFA ayaa maanta oo Jimcaha lagu kala baxayaa, waxaana ku tartamaya shan musharrax oo midkood uu badali doono Sepp Blatter. Sidoo kale maanta...
View ArticleLabo Baabuur Garoowe laga leeyahay oo Berbera lagu Heysto(Video).
Afar Baabuur oo ah nooca aysan Xabadu karin ayaa Magaalada Berbera lagu heystaa,iyadoona labo Baabuur oo kuwaasi ka mid ah laga leeyahay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland. Baabuurtan ayaa...
View ArticleMalayshiyaad Kasoo Jeeda Qardho oo Qoys Reer Guuraa Ah Ku Weeraray Deegaanka...
Malayshiyaad Beeleed ku sugan Agagaarka Deegaanka Xangay ee Magaalada Dalweyn ayaa Weerar ku qaaday Qoys Reer Guuraa ah oo halkaasi degan. Malayshiyaadkan ayaa Weerar qoyska Reer Guuraaga ah u...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ganacsatada Turkiga ku dhiirigeliyay inay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ugu furan tahay inay maalgashadaan, taasina ay dani ugu...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo dalka Masar uga qeybgalay shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha Carabta ayaa kulan gaar ah...
View ArticleKu Dhowaad 10-Ruux oo ku Geeriyootay Qarax Muqdisho ka Dhacay.
Dad kor u dhaafaya 10-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyo caawa fiidkii ka dhacay agagaarka Hotelka SYL iyo halka lagu magacaabo Beerta Nabadda, iyadoo qaraxyada ay ahaayeen kuwo gil gilay magaalada...
View Article