Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Daqiiqado ka hor ka amba-baxay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Addis Ababa, isagoo kusii jeeda Waddanka Maraykanka.
Ujeedka Safarka Madaxweynaha ee dalka Maraykanka ayaa ah Safar gaar ah,balse aan ahayn Safar Shaqo,maadaama uu Madaxweynuhu uu dalka maraykanka degan yahay.