Akhriso Waxqabadkii Dawladda Soomaaliya ee isbuucii la soo dhaafay 20...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...
View ArticleKusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland oo ka qayb...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-Feb-2016 waxaa uu xarunta cilmi baadhista iyo horumarinta Puntland ee...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo xafiiskiisa kula shiray guddiga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-Feb-2016 xafiiskiisa kulan kula qaatay guddigii abaaraha oo uu magcaabay...
View ArticleKulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu kala Dareeray.
Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka maanta isugu yimid Xarunta Golaha Shacabka ayaa lagu kala dareeray, kadib markii Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo lagu waday inay hor-yimaadaan...
View ArticleColl”Deeradille”Dowlada Puntland Indhaha ayay ka Qarsanaysaa Xaaladaha ka...
Xoghayihii hore ee Degmada Waaciye Coll.Mustafe Axmed Ismaaciil (Deeradille) ayaa sheegay inay Dawlada Puntland indhaha Kaqarsanayso Xaaladaha Kajira Deegaanka Degmada Waaciye. Coll. Mustafa Axmed...
View ArticleYoweri Museveni oo Ku Guuleystay Doorashadii Madaxtinimada Uganda.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa la shaaciyay Sabtida maanta in uu ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee dalkaasi ka dhacday maalin ka hor, iyadoo ay jiraan eedeymo ka imaanaya...
View ArticleUganda election: Yoweri Museveni set to extend rule.
Ugandan President Yoweri Museveni looks set to extend his 30 years in power with official results showing him taking a strong lead in elections. With more than 80% of the ballots counted, Mr Museveni...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Ra”iisulwasaare Cumar oo Nayroobi lagu Xanibay(Dhegayso).
Wafdi uu hogaaminayay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo isugu jiray xildhibaano wasiiro ayaa muddo saacado ah maanta lagu xayiray garoonka dayuuradaha Jommo Kenyatta ee magaalada...
View ArticleMarxuum Xaaji Cabdi Axmed Yusuf oo Bosaaso lagu Aasay(Sawiro).
Waxa Gelinkii Dame ee Maanta lagu Magaalada Bosaaso lagu Aasay Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji Cabdi Axmed Yusuf oo 13-02-2016 ku Geeriyooday dalka India,ka dib markii uu halkaasi Mudo ku...
View ArticleMowqifka Puntland ee wax ka Bedelka Dastuurka KMG ah ee Baarlamaanka Dawladda...
Mowqifka Puntland ee wax ka Bedelka Dastuurka KMG ah ee Baarlamaanka Dawladda Federaalka hor yaalla.
View ArticleMusharaxiinta Kala Ah Trump iyo Hillary oo Guuleystay.
Xoghayihii hore arr. dibadda Maraykanka Hillary Clinton oo ah musharraxa madaxtinimada xisbiga Dimoqraadiga ayaa ku guuleystay doorashada dimoqraadiga ee gobolka Nevada. Hillary Clinton ayaa ka...
View ArticleKu-simaha R.Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Afka...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka...
View ArticleBosaso International Airport.
Bosaso airport has been upgraded to the Bosaso International airport in a ceremony this month led by the President of Somalia and many other special guests including the Italian ambassador to Somalia....
View ArticleTahniyad Meher:-Mudane.Ismaaciil Mirre iyo Murwo.Safiya Maxamed Axmed.
Dhamaan Magacyada Dadka Hoos ku Qoran oo kala jooga Daafaha Caalamka Waxay Hambalyo Meher udirayaan Lamaanaha isdoortay ee kala Ah Mudane.Ismaaciil Mirre Faarax iyo Murwo.Safiya Maxamed Axmed(Safiya...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho Kusoo Xeray Shir Uga Socday Golayaasha...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdsho kusoo xeray shir uga socday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho -Golayaasha...
View ArticleBiyo La-aan ka Jirta Caasimada Dalka Hindiya ee Delhi.
Magaalada Caasimadda u ah Hindiya ee Delhi waxa ay wajeheysaa biyo la’aan xun kaddib qalalaasaha xaq u dirirka ee ka Socda gobolka ku dhagan ee Haryana. Dibad baxayaal ka socda qowmiyadda Jat waxa ay...
View ArticleGaas oo Dalka Maraykanka kusii Jeeda.
Madaxweynaha Puntland Mudane.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kusii jeeda Magaalada Washington ee dalka Maraykanka,halkaas oo uu u tegayo Booqasho u gaar ah isaga. Madaxweyne Gaas oo hada ku sugan...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Xasan Shiikh oo Turkiga Aadey.
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaasoo uu maalinta berri ka furmayo shirka looga hadlayo arrimaha...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo ka qayb galay Mashruuc ku...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22-Feb-2016 magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad lagu daah furayey...
View ArticleDuqa London”Britain waa in ay ka baxdaa Midowga Yurub”
Duqa magaalada London Boris Johnson ayaa ku dhawaaqay inuu u ololayn doono in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub. Go’aanka Mr Johnson, oo ah siyaasi caan ah oo saamayn leh, ayaa dharbaaxo ku ah ra’iisul...
View Article